Kooxaha Basel Iyo Marsielle Oo Min Gool Ku Garaacay Bayer Munich Iyo Inter Milan. »
Basel ayaa gool soo daahay waxa ay ku garaacday kooxda Bayern Munich lugta hore ee wareega 16ka ee Champions League oo marti ku aheyd St. Jakob-Park. Valentin Stocker ayaa kursiga keydka…
Feb 23 2012 / No Comment / Read More »Man City Oo Dishay Rajada Porto Ay Ku Difaacan Laheyd Europa League Una Soo Gudubay Wareega 16ka. »
Manchester City ayaa gaartay wareega 16ka Europa League ka dib markii ay 4-0 kaga badiyeen FC Porto oo marti ugu aheyd Etihad Stadium, waxaana ay ku badiyeen iskucelcelis labada kulan…
Feb 23 2012 / No Comment / Read More »Ka Dib Man United, Bayern Munich Dhibane Kale Miyeey U Noqon Doontaa Kooxda Basel? »
Socdaalka ay caawa Bayern Munich ku tageyso Basel ayaa waxaa laga yaabaa inay niyad xumo ka soo qaadaan, madaama kooxda Bavarians ay bartanka kaga jiraan xaalad xun. Bastian Schweinsteiger oo…
Feb 22 2012 / No Comment / Read More »Nani Oo Heshiis Mushaharka Loogu Kordhinayo La Bilaabay Kooxdiisa Man United. »
Manchester United ayaa wadahadalo la furtay ciyaaryahankeeda garabka ka ciyaara Nani iyagoo doonaya inay ka saxiixaan heshiis distant sanno ah, sida ay qortay The Sun. Inkastoo qandaraaskiisa haatan ay uga…
Feb 22 2012 / No Comment / Read More »Steven Gerrard: Waxaa La Gaaray Xilligii Aan Koob Kor U Qaadi Laheyn. »
Kabtanka kooxda Liverpool Steven Gerrard ayaa sheegay inuu aad ugu darban yahay inuu qaado kooxda League Cup axada, isagoo sheegay inay bilow u noqon doonto waayo guulo u ah Anfield.…
Feb 22 2012 / No Comment / Read More »Maxaad ka taqaanaa Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee dagaalada hogaamineysa »
-33596″>Xildhibaanada Baarlamaanka Kmg ah ee Soomaaliya ayaa waxay qaarkood xilligaan ay ka qeyb qaadanayaan dagaalada ka soconaaya Gobolada Baay iyo…
Feb 23 2012 / No Comment / Read More »WAR DEG DEG: Ciidamadda Dowladda Itoobiya oo la-wareegay gacan ku heynta Magaaladda Baydhabo »
-33631″>Xoogaga Shabaab oo isaga baxay Magaaladda Baydhabo ee Gobolka Baay, ayaa waxaa ka faa’iideystay Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya…
Feb 23 2012 / No Comment / Read More »Dagaalada ka soconaaya Gobolada Baay iyo Bakool oo la’ogaaday ujeedka ay Dowladda Somaliya u qaaday »
-33600″>Dagaalada ka soconaaya Gobolada Baay iyo Bakool ayaa waxaa la-sheegay inay xilligaan Dowladda Somaliya u qaaday arrimo la-xiriira siyaasadeeda arrimaha…
Feb 22 2012 / No Comment / Read More »Dhacdo argagax leh oo ka dhacday magaaladda London ee dalka Ingiriiska (Dhacdo Naxdin Leh) »
-33605″>Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday magaaladda caasimadda ah ee London, iyadoo ay u dhaxeysay lamaane Somaliyadeed oo in mudo ah…
Feb 22 2012 / No Comment / Read More »Waalidiin qir iyo qar ka joogga wiil yar oo ay dhalleen “Daawo Sawirada” »
-33611″>Lamaane u dhashay dalka Shiinaha ayaa waxay qaati ka taagan yihiin wiil yar oo ay dhalleen, kadib markii ay soo…
Feb 22 2012 / No Comment / Read More »Madaxweyne Shariif Iyo Wafdigiisa Oo Gaaray Magaalada London Ee Dalka Britian. »
Madaxweynaha Dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa habeenkii xalay ahaa gaaray…
Feb 22 2012 / No Comment / Read More »



























