Cameron oo ka Hadlay Shirka London

From Warwad Warwad.com February 22, 2012 -- Updated 12:06 pm

Wariyaha VOAda uga soo warama Magaalada London Ridwaan Xaaji Cabdi/wali ayaa ka mid ahaa tiro saxafiyiin ah oo lagu martiqaaday shalay xafiiska Ra’isul Wasaaraha Britian ee la yirahdo 10 Downing Street, si ey su’aalo u weydiiyaan Ra’isul Wasaaraha David Cameron, ka hor shirka arimaha somaliya looga hadlayo oo lagu qabanayo halkaa 23ka bishan.

Wariye kasta oo ka qeybgalay shirka waxaa loo ogolaa inuu hal su’aal weydiiyo Ra’isul Wasaare Cameron.

Wariyeheena Ridwaan Xaaji Cabdi Wali ayaa Ra’isul Wasaaraha Weydiiyay suaashan .

Mudane Ra’isul Wasaare, waa maxay qorshaha Dowladda Britian ay ka leedahay Somaliya shirka London ka dib? Waxuuna ku jawaabay.

We recommend

Amisom oo ku goodisay inay si’aan la’arag oo la-maqal ay ula dagaalami doonto Xarakada Al Shabaab
Laba Wasiiro oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo dhaawacmay iyo mid ka mid ah oo xaalad khatar ah ku…
Madaxweyne Soomaaliya iyo Raa’isal Wasaare Gaas oo yeeshay shir ay ilbaabada u xiran yihiin “Maxaa l…

Short URL: http://warwad.com/?p=9423

Leave a Reply

Recent Posts

Most Popular

Featured Links

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

Log in | Designed by wabho

Switch to our mobile site