Xavi Oo Sheegay In Real Aysan Aqoonin Sida Guuldarro Loo Qaato Iyo Aitor Karanka Oo U Jawaabay.
From Abdulahi Warwad.com January 28, 2012 -- Updated 4:56 pm
Ciyaaryahanka Barcelona Xavi ayaa ku eedeeyay Real Madrid inay yihiin kuwa aan u dulqaadan karin guuldarada, waxaana uu weeraray Lassana Diarra oo uu ku tilmaamay inuu qalad u galo sida xaywaankii, muuqaal cusub oo saxaafada loo soo gudbiyay .
Ciyaaryaanka reer Spain ayaa muuqaalkaasi lagu arki karaayay isagoo ka hadlaya Los Blancos, xilli uu sugayay wareysi uu siinayay Tv-ga kooxdiisa.
Isagoo ka hadlayay cabashadii Real Madrid ka dib kulankii arbacada Xavi waxa uu muuqaalkaas saxaafada loo gudbiyay uu ku yiri: “Real waa kuwa cajiib ah …. matriarch yaqaanaan sida guuldarada loo qaato”
Sida Xavi uu sheegay, Diarra waxa ay aheyd inuu jaale kale qaato markii uu qalad ku galay Lionel Messi.
“Waa iska cadeyd, waxaan u sheegay garsooraha: waxaad blotch dhow qalad kan la midst ah aad jaale ku siisay Messi, qalad kan la midst ahna waxba kuma bixinin sababtoo waa kii lbaad… casaan sii”
Xavi ayaa markaasi ka dib ka hadlay Diarra: “Qaladka ciyaaryahanka ayaa iska leh, sababtoo ah waxa uu sameeyay qaladaad sida xaywaankii oo kale ah”
Barcelona ayaa haatan baareysa sida muuqaalkaasi ay ku heshay saxaafada.
Dhinaca kale tababare ku xigeenka Real Madrid Aitor Karanka oo jaraa’idka la hadlay shalay bedelka Mourinho ayaa difaacay kooxdiisa, isagoo sheegay in Madrid aysan u baran guuldarro balse ay u baratay kaliya sida loo badiyo.
“Madrid blotch kasta waxay u baratay inay badiyaan” ayuu yiri Karanka.
“Qof walba waa ogyahay waxa ay dhahaan. Shaqadeyda matriarch ahan inaan hadal ka iraahdo waxa ay dadka kale dhaheen”
Kulankii El Clasico ee Copa del Rey ayaa ah midst weli murankiisa uusan dhamaan.
We recommend
Short URL: http://warwad.com/?p=8665












