Liiska Qaar Ka Mid Ah Ciyaartoyda Laga Yaabo In Lala Wareego Ka Hor Inta Uusan Suuqa Xirmin Berri.

From Abdulahi Warwad.com January 31, 2012 -- Updated 7:03 pm

Iyadoo aan ku soo dhawaanay dhamaadkii suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee xilliga qaboobaha, kooxo badan oo kooxaha waa weyn ah lacag badan matriarch aysan gelin suuqa xilligan, waxaana ay go’aasanayaan inay sugaan ilaa xagaaga markaasoo ciyaartoyda diirada u saaran laga yaaboo inay diyaar noqdaan.

Si kastaba, howshii suuqa weli matriarch dhamaan, ciyaartoy badan oo xiddigo soo koraya ah ayaa laga yaabaa inay weli u dhaqaaqaan koox cusub, waxaana oo soo xiganeysa goal.com ay idiin soo gudbineysa liiska qaar ka midst ah ciyaartoyda laga yaabo in lala wareego ka hor inta aysan berri xirmin suuqa kala iibisga.

Maanka ku haay ciyaartoydan lalama wareegin liiskan waxa uu ku dhisan yahay Laga Yaabaa, waxaana liiskaan uu ka soo baxayaa ciyaartoydan dhawaanahan wararka suuqa kala iibsiga u badnaa iyo kooxihii ku dhawaa inay la wareegaan.

Lucas Barrios ayaa laga yaabaa inuu ku biiro kooxda Fulham oo uu ka tago Borussia Dortmund, weeraryahankan 27 jirka ah ayaa sidoo kale waxaa xiiseynayay Arsenal, Manchester City, Malaga iyo Marseille, lakiin Fulham ayaa ugu cadcad.

 

Joan Capdevila ayaa laga yaabaa inuu amaah kaga slag ago kooxda Benfica islamarkaana uu ku laabto dalka Spain, iyadoo ay ku dhowdahay kooxda Espanyol. Deportivo La Coruna ayaa sidoo kale xiiseyneysa ciyaaryahankan.

 

Giovani Dos Santos  ayaa laga yaabaa inuu ka tago kooxda Tottenham oo ku biiro kooxda Villarreal ee dalka Spain. Villarreal ayaa saxiixiisa ugu cadcad lakiin kooxda Granada ee dalka Spain ayaa sidoo kale xiiseyneysa.

 

 

Mounir El Hamdaoui  ayaa laga yaabaa inuu ka tago kooxda Ajax, iyadoo weeraryahankan reer Morroco ay xiiseyneyso kooxda Fiorentina.

 

 

Lucho Gonzalez oo khadka dhexe uga ciyaara Marseille ayay macquul tahay inuu ku biiro kooxda FC Porto ee dalka Portugal.

 

 

Fredy Guarin oo 25 jir ah khadka dhexena uga ciyaara kooxda FC Porto ayaa laga yaabaa inuu ku biiro kooxda Inter Milan oo ku dhow saxiixiisa.

 

 

Keisuke Honda  oo u ciyaara kooxda CSKA Moscow ayaa waxa uu ku dhow yahay inuu ku biiro kooxda Serie A ka dhisan ee Lazio.

 

 

Thiago Motta  ayaa lagaa yabaa ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga ciyaartoyda inuu ku biiro kooxda Paris Saint-Germain oo uu ka tago kooxda Inter Milan.

 

 

Nianggolan oo khadka dhexe uga ciyaara kooxda Cagliari ayaa laga yaabaa inuu ku biiro kooxda juventus oo suuqa ugu jirta ciyaaryahan khad dhexe.

 

 

Carlos Tevez ayaa isna ay macquul tahay inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga in AC Milan ay ka soo kaxeyso kooxda Manchester City.

 

 

Ciyaartoyda Kale Ee Ku Dhow Inay Wareegaan:

Ishack Belfodil - Lyon to Nantes

Salvatore Bocchetti - Rubin Kazan to Napoli

Emiliano Bonazzoli - Reggina to Lecce

Alessio Cerci - Fiorentina to Genoa

Kevin De Bruyne - Genk to Chelsea

Marc Janko - Twente to Porto

Nikola Jelavic - Rangers to Everton

Ryan Mendes - Le Havre to Marseille

Marco Parolo - Cesena to Cagliariz

Hugo Rodallega
 - Wigan to QPR

 

We recommend

Ciidamo qaas ah oo loo diyaariyay kulanka labada Manchester ee asbuuca soo aadan
Dalglish Oo Doonaya In Fa-ga Ay Talaabo Ka Qaadaan Wenger Ka Dib Hadaladii Uu Ka Sheegay Suarez.
Phillip Lahm: Waligeyna Uma Aanan Dhaqmeen Sida Uu u Dhaqmay John Terry Kulankii Barcelona.

Short URL: http://warwad.com/?p=8795

Leave a Reply

Recent Posts

Most Popular

Featured Links

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

Log in | Designed by wabho

Switch to our mobile site