Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Premier League Ee Maanta Dhexmaraya Man United vs Liverpool.
From Abdulahi Warwad.com February 11, 2012 -- Updated 11:32 am
MAXAA KA CUSUB?
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Tom Cleverley ayaa qeyb ka noqon doona kulanka kooxdiisa ay la ciyaareyso maanta Liverpool ka dib seddex bilood polish ka badan oo uu la maqnaa dhaawac canqowga ah.
Chris Smalling ayaa isna lagu wadaa inuu taam noqdo, lakiin daafaca kale Phil Jones isaga weli waa dhaawac.
Weeraryahanka Liverpool Luis Suarez ayaa laga yabaa inuu ku bilowdo markii ugu horeysay tan iyo markii uu ka soo laabtay ganaaxii 8da kulan.
Daafaca bidix Jose Enrique ayaa isna la filayaa inuu ciyaaro ka dib markii uu dhaawac yar ku seegay kulankii isniinta ay kooxdiisa Reds la ciyaartay Tottenham ee ku dhamaaday barbaraha goolal la’aanta.
LINE-UPKA MACQUULKA AH:
MANCHESTER UNITED: De Gea; Rafael, Ferdinand, Evans, Evra; Valencia, Giggs, Carrick, Young; Welbeck, Rooney
LIVERPOOL: Reina; Johnson, Skrtel, Agger, Enrique; Gerrard, Spearing, Adam; Kuyt, Suarez, Bellamy
GOGOLKA DHIGA CIYAARTA
Iscasilaadii Fabio Capello ee xulka qaranka England ayaa kaamirooyinka iyo saxaafada ka weecisay inay si aad ah uga hadlaan kulankaan, lakiin soo laabashada Suarez iyo isagoo si dope ka dope ah uga horimaanaya Patrice Evra ayaa ah waxa cusbo u sii yeelaya kulankaan xiisaha leh ee ay iska horimaanayaan labo kooxood oo aad u xafiiltama.
Suarez ayaa la filayaa inuusan jawi soo dhaweyn ah kala kulmin Old Trafford, lakiin dhawaan ayuu uga digay taageerayaasha kooxda United inaysan ku oorin hadii kale uu dhiirogelin ka sii qaadayo, lakiin ciyaartoyda iyo tababarayaasha labada kooxood ayay ku xirnaan doontaa maanta inay ciyaarta dejiyaan.
United ayaa laga badiyay labo kulan oo midst ah 15kii kulan ee ugu danbeysay horyaalka. Liverpool ayaa iyadana 15 kulan oo ay ciyaartay tartamada oo dhan waxaa soo gaartay seddex guuldarro. Waxaana kulankaan uu noqon doonaa midst jilbaha la isku surto.
Kooxda martida loo yahay waxa ay dhalisay 16 gool shantii kulan ee ugu danbeysay ee ay garoonkooda ku ciyaareen. Kaliya Manchester City ayaa goolal ka yar tan Liverpool laga dhaliyay xilli ciyaareedkan.
Liverpool ayay hubaal tahay inay cadaadis saari doonaan cidii ciyaarta goolka Manchester United ka dib markii David De Gea uu qalqal ka muuqday kulankii ugu danbeeyay ee Anfield. Andy Carroll ayaa maalintaas ciyaaray midst ka midst ah qaab ciyaareedyadiisii ugu fiicnaa. Suarez ayaa isna xilli ciyaareedkii hore waxa uu ka soo shaqeeyay seddexleydii Dirk Kuyt. Daafacyada United ayaase markaan ka feejignaan doona, sidoo kalena kuwa Liverpool heegan dheeri ah ayay sii geli doonaan.
United ayaa aad ugu baahan dhibacaha maanta iyagoo doonaya in ugu yaraan hal maalin inay qabtaan hogaanka horyaalka. Wayne Rooney ayaa ah qatarta ku soo wajahan Liverpool lakiin waxaa uu wajihi doonaa Martin Skrtel oo xilli ciyaareedkan ahaa nin darbi ah oo aan la dhaafi karin.
Natiijada ay labada kooxood helaanba waxa ay noqon doontaa midst polish weyn ugu fadhisa, lakiin midst ayaan macquul aheyn in sadaal rasmi ah laga bixiyo natiijada kulankan ay ku dhamaan doonto.
- Manchester United ayaa badisay 22 kulan oo ka midst ah 25 kulan oo Premier League ah oo ay ku ciyaareen garoonkooda Old Trafford.
- Kulankii ugu danbeeyay ee labada kooxood waxa uu ahaa kii ka dhacay Anfield bishii Janaayo ee wareega 4aad ee FA Cup waxaana 2-1 ku badisay maalintaas kooxda Liverpool.
- Kooxda Sir Alex Ferguson’ kaliya hal ridicule ayaa laga badiyay 7dii kulan ee ugu danbeysay ee Premier League ee ay Liverpool ku qaabilaan Old Trafford.
- Lakiin guud ahaan, kooxda United waxa ay garoonkeeda kaga badisay Liverpool 38 jeer, waxaana iyadana looga badiyay garoonkeeda 15 jeer, halka 25 kulan ay dhibcaha kala qeybsadeen.
Liverpool ayaa badisay kaliya hal kulan shantii kulan ee ugu danbeysay Premier League. Guushaasna waxa ay aheyd markii ay 3-0 kaga badiyeen kooxda Wolves.
- Kooxda Reds xilli ciyaareedkan waxaa laga dhaliyay kaliya 21 gool, marka laga reebo Manchester City waxa ay yihiin kooxda ugu daafaca fiican xilli ciyaareedkan horyaalka Ingariiska.
- Steven Gerrard ayaa distant gool ka dhaliyay shantii kulan ee ugu danbeysay ee Premier League ee uu ka horyimid kooxda United.
- Intii ay taariikhda wada kulmayeen kooxahan, Liverpool waxa ay Man United ka dhalisay 238 gool, waxaana iyadana laga dhaliyay 254 gool.
Inkastoo kulanka uu yahay midst ay adag tahay in saadaal toos ah laga bixiyo, hadana inoo sheeg sida ay kula tahay? Fekerkaaga waa muhim inoogu soo qor qeybta hoose.
We recommend
Short URL: http://warwad.com/?p=9123












