Marseille vs Inter Milan: Deschamps Oo Mar kale Ku Dhow Inuu Shaqada U Aqoonsado Ranieri.

From Abdulahi Warwad.com February 22, 2012 -- Updated 1:06 pm

Mararka qaar matriarch dareentaa polish aad aragto balse aad isleedahay hore ayaad u aragtay xaaladan oo kale, hadaba sidaasi oo kale waxaa ku jira tababar Claudio Ranieri marka uu caawa ka horyimaado dhigiisa Didier Deschamps, isagoo og in guuldarro ku soo gaarta France inay sababi karto blotch kale inuu shaqadiisa ku waayo.

Tababaraha kooxda Inter Milan ayaa waxaa saaran cadaadis daran ka dib markii kooxdiisa laga badiyay shan ka midst ah lixdii kulan ee ugu danbeysay oo ay ku jiraan labo guuldarro oo minankooda ku soo gaaray oo ay la ciyaareen Bologna iyo Novara.

Hadii guuldarro kale ay caawa ka soo gaarto Marsielle wareega 16ka Champions League waxa ay keeni kartaa in boorsadiisa banaanka loo dhigo.

Tababarihii hore ee kooxda Chelsea Ranieri iyo Deschamps oo macalin u ahaa kooxda Monaco ayaa sideed sanno ka hor isaga horyimid wareega semi-finalka Champions League, waxaana finalka u  soo baxday kooxda Monaco, guuldaradii halkaas Ranieri ka soo gaartay waxa ay sababtay inuu shaqadiisa ku waayo.

Xaalad la midst ah ayuu haatan ku jiraa waxa uu ka horimaanayaan Deschamps oo markaan macalin u ah Marsielle, hadii guuldarro kale ay soo gaarto iyadana dhabarjab kale ayay ku noqon doontaa Ranieri.

LINE-UPKA MACQUULKA AH:

MARSIELLE: Mandanda; Azpilicueta, Diawara, Nkoulou, Morel; Kabore, Cheyrou; Amalfitano, Valbuena, A. Ayew; Brandao

INTER MILAN: Julio Cesar; Maicon, Lucio, Samuel, Nagatomo ; Zanetti, Palombo, Cambiasso, Poli; Sneijder; Milito

  • Labada kooxood ayaa markii ugu horeysay waxa ay kulmeen xilli ciyaareedkii 2003-04 iyagoo wada ciyaaray wareega 8da ee Uefa Cup waxaana celcelis ahaan 2-0 ku badisay Marseille.
  • Labada kooxood ayaa rikoor aad u liita ku leh xilli ciyaareedkan Champions League marka ay ku ciyaarayaan garoonkooda, kaliya seddex dhibcood ayay gurigooda ku heleen halka marti-nimada ay ku heleen 7 dhibcood.
  • Inter Milan ayaa u soo baxday wareega 16ka Champions League sannadkii sideedaad oo isku xigta.
  • Marseille ayaa gacanta sarre leh 7 kulan oo ay la ciyaartay kooxaha Serie A, distant kulan iyada ayaa badisay labo kulan waa laga badiyay hal kulana barbaro ayay galeen.
  • Didier Deschamps waxa uu ka midst ah kooxdii 1993kii ee Marseille ee gaartay finalka Champions League.
  • Deschamps ayaa ku hogaamiyay Juventus 2006-07 inay qaadaan koobka Serie B ka hor inta uusan Ranieri kala wareegin shaqada.

We recommend

Aragti: Halkee Tababare Jose Mourinho Ku Danbeyn Doonaa Xilli Ciyaareedka Soo Socda?
Real Madrid Oo Isku Taga Imaaraadka Carabta Ka Dhisaneysa Jasiirad Raaxo Oo Macmal Ah.
Scolari: Hadii Messi Uusan Ahaan Laheyn, Ronaldo 5 Sanno Isku Xigta Ayuu Laacibka Adduunka Noqon Lah…

Short URL: http://warwad.com/?p=9434

Leave a Reply

Recent Posts

Most Popular

Featured Links

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

Log in | Designed by wabho

Switch to our mobile site