Fanaaninti Hore Fanaanad Soo Dhaf Cod Dabacsan Aadna U Daýar Music Iyo Laxanka Kaba Siidaran Daawasho Wacan .

From Admin A Warwad.com February 3, 2012 -- Updated 5:29 am


Warki Hore War soodhaf Waxaa Soo Ifbaxaya Nalkii Fanka Soomaaliyeed waa fananad aad u da yar isla markana da yarida ayba run tahay walo dadka somalida ay dhaah fanan waliba fanan da yar hadane aysan ahen fanan yar lakin Qaali Ladan ayaa waxa ay tahay fanaanada kaliya ee Ugu Yar Fanaaninta Somaliyeed Xaga Hablaha.

Halkan Kadaawo Heestii Soomaaliweyney Sidee Wax Yeelaa

Qaali Ladan waa Abwan Laxamiiste Kun Fanaan Heesta (Soomaaliweyn) hadaba dad fara badan ayaa waxa ay la dheceen qaabka ay au heeseyso iyo jalaqsananta masha allah Codka Logu Laray Hadaba Aqristoo Maxaa Adiga Kulatahay Fanaanadan Somaliyeed Suaasha ay idiin weydiisa (Soomaaliweynee Sidee Wax Yelaa) waxan Xagiina wixi talo Iyo Tusaale ah.

Nogu Soo Dir Nasasho1@hotmail.com

www.warwad.com

We recommend

Kooxo burcad badeed ah oo maanta Gaalkacyo ka afduubtay wasiirki waxbarashada Galmudug
Fanaanada Fatima Haryan Oo Si Kas Iyo Maag U weerartay Fanaanada Kale Ee Fanka Ku Cusub Iqra Daawo S…
TACSI TIIRAANYO LEH: Innaa Lillaah Wa Innaa Illeehi Raajicuun.

Short URL: http://warwad.com/?p=8883

Leave a Reply

Recent Posts

Most Popular

Featured Links

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

Log in | Designed by wabho

Switch to our mobile site