WARWAD.com Somali International - Breaking, World, Business, Somali Sports, and Entertainment News
Kooxda Napoli oo caawa ku guuleeysatay Coppa Italia.
-14594″>
Kooxda Napoli ayaa caawa loo caleema Saaray Coppa Italia kadib guul ay ka gaartay Kooxda Horyaalka Taliyaaniga ku guuleeysatay Xilli Ciyaareedkaan ee Juventus.
Weeryahanka Edinson Cavani ayaa Gool Rigoore ah daqiiqadii 63 Kooxdiisa ugu dhiibay Hogaanka Ciyaarta kadib qalad uu galay Goolhayaha Kooxda Juventus kubad uu ka bixi is la haa Lavezzi waxaana Goolkii labaad ee Juventus quusiyay ka dhaliyay Hamsik daqiiqadii 83 taas oo ka dhigtay ciyaarta 2 iyo 0 oo Hogaanka si toos ah ugu dhiibay Kooxdiisa .
Dhamaadkii Ciyaarta ayaa waxaa Garoonka laga saaray oo calaamada Casaanka ah la siiyay weeraryahanka badalka ku soo galay ee Fabio Quagliarella…
Kooxda lagu naaneesto Marwada Duqda ah ee Juventus oo aanan xilli ciyaareedkaan laga badin ayaa caawa markii ugu horeeysay dhadhamisay guuldaro.
Dhanka kale waxaa caawa asna si toos ah u macsalaameeyay Taageerayaasha Kooxda Juventus Del Piero oo ciyaartii ugu dambeeysay Kooxdiisa Juventus caawa ciyaaray.
Madaxda Ahlu Sunna oo u qalab qaatay Wadanka Itoobiya “Aqriso”
-40745″>Wararka naga soo garaya Magaalada  Muqdisho ee Xarunta Wadanka Somalia aya waxaay tibaxayaan  in manta magaladaasi ay ka ambabaxeen Madaxda ka tirsan Maamulka Ahlusunna Waljamaca ee Gobolada Somalia.
Wafdigaan aya waxaa hogaaminayay Gudomiyaha Ahlusunna ee Gobolada konfureed Sh.Maxamed Maxamuud Yusuf waxana ku weheliyay Safarkaasi Gudomiyaha Ahlusunna ee Gobolka Banadir Cabdiqadir  Khaliif Macalin Nuur iyo Xubno kale.
Wafdigaan aya waxaay Magaalada Adis Ababa uga qayb galayaan Shirka Saxiixeyaasha heshiiska Road map ee malinta bari ah  magaladaasi uga furmaya Saxiixeyaasha  heshiiska Roadmap  waxaa sido kale shirkaasi si toos ah uga qayb galaya  Midowga Afrika,  Midowga Yurup, Mareykanka iyo Qaramada Midobay.
Shirkaan aya waxaa uu noqonaya Shirki ugu horeyay  ee  ka midst ah Raodmapka  oo lagu qabto dalka  dibadiisa  waxana  sababay  in lagu qabto  meel ka baxsan Somalia  khilaaf  harey saxiixeyaasha  Heshiska Road map oo ayagu si weyn ugu kala fikir duwan dastuurka qabyo qoraalka iyo wadada ay dowlad kmg ah u martay  agasimka shirka Odayaasha ee ka socda Magaalada Muqdisho.
Wafdigaan ka socda Ahlusunna Waljamaaca ayaa waxaay la shartagayaan shirka adis ababa in dastuurka qabyo qoraalka ah laga saaro qodobo badan oo ka horimanaya diinta Islamka iyo qodob kale oo dib laga daray dastuurka kaas oo dhigaya  in qof wata jinsiyad kale usan isku soo sharixi karin Madaxweynenimada Somalia  waxaayna ku andacoonayan in qodobkaas  ay dustuurka ku darsadeen Madaxweyne Shariif iyo Gudomiyaha Barlamanka Shariif Xasan sh. Adan waxaa sido kale ay si weyn uga doodayan  sida qaldan ee dowlada kmg ah ay u soo abaabushay Shirka odayaasha ee  muqdisho ka socda.
Shirkaan aya waxaa uu noqonaya  shirki ugu xasaasi sana ee  shirarki isdaba jooga aha ee  daba socday Qorshaha Roadmapka ee ka kala dhacay Muqdisho Gawoowe iyo Galkacyo  waxana shirarkaasi la iskugu iman jiray ayado saxiixeyaasha ay is ku fikir dhow yihiin balse  hada  xaalku  sidi waa ka duwan yahay.
Madooneysaa inaad ogaato in xil ka qaadis lagu sameynaayo iyo in kale Wasiirka Warfaafinta?
-40749″>Waxaa soo baxaaya warar aanu lagu kalsoonaan karin oo sheegaaya in xil ka qaadis lagu sameynaayo Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Kmg ah ee Soomaaliya, iyadoo wararkaasi leesla dhex maraayo suuqyada.
Wasiirka Warfaafinta Boostada  Isgaarsiinta ee Xukuumadda Kmg ah ee Soomaaliya Mudane C/qaadir Xuseen Maxamed (Jaahweyn), ayaa wuxuu caawa uu marti uu ku yahay Barnaamijka Bandhiga ee Wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho “Codka Jamhuuriyada Soomaaliya”.
Barnaamijkaan ayaa wuxuu caawa uu soo gelli doonaa 9:30 fiidnimo ee xilliga Afrikada Bari, waxaana shakhsi walba loo-ogol yahay in Wasiirku uu weydiiyo su’aal kasta oo uu qabo, iyadoo markaasina uu ka jawaabi doono Wasiirku.
Shacabka Somaliyeed ee dal iyo dibadba ku kala sugan ayaa waxay hadal-hayaan in Wasiirka lagu sameynaayo xil ka qaadis iyo in kale, hase yeeshee cid walba oo dooneysa inay su’aashaasi polish ka ogaato, caawa ayay si toos ah khadka teleefanka uga soo weydiin kareysaa Mudane Jaahweyn, inta uu soconaayo Barnaamijka Bandhiga ee Wareysiyada.
Madaxweynaha Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed, ayaa waxaa bil kahor lagu xamanaayay inay xiisidi kala dhaxeyso Wasiirka Warfaafinta Boostada  Isgaarsiinta ee Xukuumadda Kmg ah ee Soomaaliya Mudane C/qaadir Xuseen Maxamed (Jaahweyn).
Mudane Jaahweyn ayaa wuxuu maanta uu ka midst ahaa Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Kmg ah ee Soomaaliya, ee ka sii amba bixisay Madaxdii Dowladda ee kusii jeeday Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, weliba waxaa la-arkaayay isagoo qoslaaya.
Daawo Sawirada: Beelaha Banaadiriga iyo Digil iyo Mirifle oo ku shiray Magaalada Muqdisho
-40753″>Suldaanka guud ee beelaha Baraawe ”Shangamaas, Laba Tol iyo Toore” Suldaan Xaydar Suldaan suufi Suldaan Munye Dheere ayaa maalinimadii jimcaga ahayd ka qayb galay kulan si heer sare loo soo agaasimay kaasoo ay ka soo qayb galeen siyaasiyiinta, indheergaradka iyo odayaasha dhaqanka ee beelaha Baanidiriga iyo Digil iyo Mirifle.
Kulankaas ayaa beelahii ka soo qayb galay waxay kaga doodeen aragtidooda ku aaddan ansixinta dastuurka qabyo qoraalka ah iyo qaabka ay soo xulan doonaan shaqsiyaadka ansixin doona dastuurka.
Suldaan Xaydar iyo xildhibaan Maxamed Nuraani Bakar oo kulankaas ka hadlay ayaa waxay sheegeen in beelaha Digil iyo Mirfle iyo Banaadir ay ka midst yihiin shacabka soomaaliyeed ee u ooman dowladnimada sidaa darteedna ay ku daddali doonaan in odayaasha dhaqanku ay soo magacaaban doonaan father tayo leh oo ay daacad ka tahay sidii dib loogu dhisi lahaa dowlad Soomaaliyeed oo caddaalad ku dhisan.
Suldaan Xaydar ayaa sheegay in odayaasha iyo salaadiinta soomaaliyeed ee uu shirku u socdo ay ka go´an tahay inay dastuurka qodob uga doodaan isla markaana wixii ka hor imanaya diinta iyo rabitaanka shacabka soomaaliyeed ay codsan doonaan in laga saaro ama polish laga beddelo intaa kadibna ay ka go án tahay inay ansixiyaan dastuurkan maaddaama dadku ay u ooman yihiin inay helaan dowlad tayo leh o oka saarta dhibaatada ay ku jiraan muddada rubuc qarniga ku dhow.
Odayaasha dhaqanka ee kulankaas ka soo qayb galay ayaa waxay sheegeen in ay suldaanka salaan uga wadaan dhamaan beelaha ku ay matalayaan waxayna sheegeen in suldaanka ay hiil iyo hooba la garabtaagan yihiin.
-40754″>
-40756″>
-40755″>
-40757″>
-40758″>
-40759″>
Qarax culus oo Ciidamadda Amisom lagula beegsaday iyo khasaaro ka soo gaaray
-40763″>Qarax culus ayaa waxaa Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom lagula beegaday Magaalada Muqdisho, waxaana qaraxa ka soo gaaray khasaarooyin iskugu jira dhimasho iyo dhaawac, inkastoo aysan Amisom ka hadlin.
Qaraxaan ayaa wuxuu ka dhacay aafafka hore ee Cisbitaalka Carafaat ee Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir, wuxuuna qaraxa uu dhacay xilli ay goobtaasi maraayeen baabuur ay wateen Ciidamadda Amisom.
Qaraxaan ayaa waxay dadka Deegaanka sheegeen in Ciidamadda Amisom uu ka soo gaaray khasaarooyin dhimasho iyo dhaawacba leh, isla-markaana waxay sheegeen inay goobtaasi ka jiiteen baabuur uu wax-yeelo ka soo gaaray.
Gudoomiyaha Degmada Yaaqshiid ee Maamulka Gobolka Banaadir ee Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya Mudane Muxudiin Xasan Jurus, ayaa wuxuu sheegay in Ciidamadda Amisom qarax lagula eegtay Degmada Yaaqshiid, laakiin wuxuu ka gaabsaday in uu faah faahin uu ka bixiyo.
Qaraxaan ayaa wuxuu noqonaayaa kii labaad oo Magaalada Muqdisho Ciidamadda Amisom lagula beegsaday laba maalmood oo isku xigta, waxaana ka soo kala gaaray khasaarooyin kala duwan.
Saraakiisha Amisom ayaan maal-mahaan ka hadlin khasaaraha ka soo gaaray dhinaca Xarakada Al Shabaab, oo uu kala dhaxeeyo dagaalo xoogan, hase yeeshee lama oga sababaha ay uga hadli waayeen.
WAR DEG DEG: Ugaas caan ah oo caawa lagu dillay dalka Soomaaliya iyo kooxdii dishay oo baxsatay
-40767″>Kooxo hubeysan ayaa waxay caawa dalka Soomaaliya ay ku dilleen Ugaas caan ah, waxaana loo-maleynayaa in kooxda dilka geysatay ay ka tirsan Xarakada Al Shabaab, oo looga bartay dalalka inta badan ka dhacaaya dalka Soomaaliya.
Kooxdaan ayaa waxay caawa dilleen Ugaas Cabdow Yoonis, oo ka midst ah Ugaas-yada Gobolada Baay iyo Bakool ka soo jeeda ee sida weyn leh Deegaanadaasi looga karaameeyo, isla-markaana waxay ku dhufteen xabado badan.
Dilka kadib ayaa waxay ka baxsadeen goobtii ay caawa Maqribkii ku dilleen Allaha u naxariistee Ugaas Cabdow Yoonis, isla-markaana wuxuu ku dhintay goobtii ay ku dilleen, kadib markii ay si xun xabado ugu dhufteen.
Goobta ay ku dilleen ayaa waxaa soo gaaray Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya iyo Ciidamadda Milatariga ee Dowladda Itoobiya, hase yeeshee gacanta kuma aysan soo dhigin kuwii dilka geystay.
Sababta loo-dilay Ugaas Cabdow Yoonis ayaa waxaa lagu sheegay in uu doonaayay in uu ka qeyb gallo shirka ka furmanaaya Magaalada Muqdisho, ayna sidaasi u toogteen broom loo-maleynayao inay ka tirsan yihiin Al Shabaab.
Wixii kusoo kordha kala soco wararkeena dambe.
Somali Capital Experiences Post-Shabab Building Boom
MOGADISHU – Somalia’s capital, Mogadishu, is experiencing something of a building boom.  After throwing off a shackles of al-Qaida-linked radicals, a adults have begun carting divided a rubble and repair a repairs of dual decades as Africa’s misfortune unsuccessful state.
Bakara Market in Aug of 2011 (Pete Heinlein, VOA)Bakara Market in Aug of 2011 (Pete Heinlein, VOA)
​​Eight months ago, Mogadishu’s inebriated out council building was a pitch of 20-years of anarchy.  Today, it is underneath reformation to residence a new legislature approaching to be sworn in after this year.
The vital K-4 intersection has been called a pivotal to determining a city.  The petrify plinth during a core of K-4 was bullet riddled and unclothed after years of al-Shabab rule.  Today it sports a uninformed cloak of paint and a five-pointed Somali star of unity.
​​Bakara Market, Mogadishu’s blurb core lay in hull final Aug after African Union infantry pennyless years of al-Shabab prevalence in weeks of block-by-block combat.  Today it is once again a bustling hub, providing jobs for forward workers who are bustling putting a marketplace behind together.
And something not seen in years, tactful missions.  Turkey has turn a initial to open a new embassy in a capital.  Some United Nations agencies are back, too.
It will take years to revive Mogadishu’s pre-war grandeur, though people on a streets contend a quip has begun.
Al Shabaab oo soo Muslimisay askari u dhashay dalka Itoobiya “Daawo Sawirada”
-40771″>Al Shabaab ayaa waxay maanta Muslimisay askari u dhashay dalka Itoobiya, oo ka midst ahaa Ciidamadda Dowladda Itoobiya ee sanadkaan la-wareegay gacan ku heynta Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.
Askarigaan ayaa wuxuu isku soo dhiibay Ciidamadda Xarakada Al Shabaab ee ku sugan duleedka Magaalada Baydhabo, waxaana maanta la-soo bandhigay isagoo wata qori nooca Shaam Shuutarka loo-yaqaano iyo dareyska Ciidamadda Itoobiya.
Waxaa galabta askarigaan ay Xarakada Al Shabaab ku soo bandhigtay Masaajidka Abu Cumar Al Baqdadi ee Deegaanka Ceelasha Biyaha ee Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo ay ka hadleen Saraakiisha Shabaab.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ee Xarakada Al Shabaab Sheekh Maxamed Xasan Cumar (Abuu C/Raxmaan), ayaa wuxuu faah faahin uu ka bixiyay sida uu isku soo dhiibay askarigaan, oo uu sheegay in maanta kahor uu ahaa Gaal, laakiin uu maanta qaatay Diinta Islaamka.
Gudoomiyaha ayaa wuxuu Tawxiidka uu u qabtay askarigaan, isagoona gacanta Midig ku siiyay Tutuubka Qur’aanka, isla-markaana askarigaan ayaa wuxuu sheegay in isagoo Gaal ah uu ogaaday, in Diinta Islaamka ay tahay midda kaliya buu yiri ee lagu badbaadi karo.
-40772″>
-40773″>
-40774″>
-40775″>
WAR DEG DEG: Raa’isal Wasaaraha Soomaaliya iyo Shariif Xasan oo u duulay Magaalada Addis Ababa
Xubno kamid ah Madaxda Soomaaliya ayaa waxay goor dhaw ay u duulleen Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, oo uu beri ka furman doono shir looga hadlaayo dib u dhaca ku yimid Dastuurka Qabyo Qoraalka.
Madaxda u amba baxday Magaalada Addis Ababa ayaa waxaa ka midst ah Shariif Xasan Sheekh Aadan, Raa’isal Wasaaraha Xukuumadda Kmg ah ee Soomaaliya Mudane C/Wali Maxamed Cali Gaas iyo Wasiirka Wasaaradda Dastuurka iyo Dib u Heshiisiinta ee Xukuumadda Kmg ah ee Soomaaliya Mudane C/Raxmaan Xoosh Jabriil iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan.
<!–nextpage–>
Madaxdaan ayaa waxay ka qeyb gallayaan Shir Isniinta beri ah ka furman doona Magaalada Addis Ababa, oo soconaaya laba maalmood oo kaliya, isla-markaana shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galleysa oo kaliya Saxiixa-yaasha Road Map-ka.
Madaxweynaha Puntland ayaa wuxuu codsaday in shirkaan leeskugu yimaado, kadib markii uu qaylo dhaan xoog leh uu ka muujiyay Dasturka Qabyo Qoraalka, kaasoo ay qaylo dhaan ka muujiyaan dhinacyo badan.
Madaxweynaha Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed oo ku sugan Magaalada Muqdisho, ayaan u dhoofin Magaalada Addis Ababa, isagoona ka midst ah Saxiixa-yaashii Road Map-ka.
Warwad
Dhacdo naxdin leh “Wiil dhalinyaro ah oo guursaday ayeeydiis oo waayeel ah”
-40718″>Haweenay lagu magacaabo Pearl Carl oo 72 jir ayaa waxay xiriir galmo la yeelatay wiil 26 jir oo ay ayeeyo u tahay iyadoo sheegtay inay wiilkaasi aroostay haatanna ay sugayso inay caruur u dhasho.
Maadaama aysan dhali karin waxay ijaaratay haweenay yar oo uur qaadi karto, waxa afka qalaad lagu yiraahdaa “surrogate mother”, haweenaydaas oo lagu talaali doono biyaha wiilkan oo magaciisu yahay Phil. Ilaa 54 kun oo dollarka Maraykanka ah ayay ku bixiyeen ijaarashada haweenaydan biyaha lagu talaalayo.
Qisadan naxdinta leh ayaa waxay ka dhacday gobolka Indiana ee dalka Maraykanka. Phil oo 26 ayaa waxaa dhashay Lynette Bailey oo geeriyootay. Lynette waxaa sii dhalay ayeydii, oo uu haatan sheegayo inuu aad ugu faraxsanyahay inuu guursado. Subxanallaah.
Haweenaydan naar gashada ah ayaa iyadu sheegtay inaysan ka xishooneynin waxa foosha xun ee ay suubisay iyadoo sheegtay in ay aad u jeceshahay Phil, Phil-na uu aad u jecel yahay sidaa darteedna aysan shaqo ka lahayn waxay dadka sheegayaan. Dad badan ayaa arintan foosha xun ka yaqyaqsooday.
Duqdan ayaa markii ay jirtay 18 jir waxa ay dhashay gabar garac ah (Phil hooyadii) taas oo waalidkeed ku khasbeen inay father kale siiso maadaama aysan diyaar u ahayn inay barbaariyaan wecel. Wixii intaa ka danbeeyay Pearl maysan arag gabartii ay dhashay iyadoo isla gabartaasi sii dhashay wecel kale, waa Phil oo isagu haatan guursaday ayeydii. (Acuudhu billahi).
Phil hooyadii ayaa lagu arkay kansarka maxkaxda taas oo u keentay geeri mudo 6 bilood ah kadib markii cudurka lagu helay. Phil ayaa deedna bilaabay inuu raadsho ayeydii isagoo helay 3 sano kadib.
Sanadku markuu ahaa 2006 ayay Phil iyo ayeydii kulmeen iyagoo labo usbuuc kadib bilaabay inay u dhaqdaan sida nin iyo naag is qabo. Sanad ka hor ayuu Phil u sheegay ayeydii inuu rabo canug taas oo ku khasabtay inay haweenay da’ yar si’ay canug u dhasho maadaama Pearl ay 72 jir, dhalmana ay daysay.
Dad badan oo u dhashay dalka Maraykanka iyo dalal badan oo kale oo laga akhristay qisadan naxdinta leh ayaa aad uga carooday dhacdadan foosha xun iyagoo lacnad ku tuuray labadaan is dhashay balse sheeganaya inay is qabaan.