logo Warwad


Sheeko qosol ah nin shaxaari ah iyo nin maseer badan

Nin Si aad u feero wayn oo xoog badan baa wuxuu aaday isbitaal si dhabarka uu
iskaga soo daaweeyo, dhakhtarkii baa wuxuu waydiiyay ninkii,
“Maxaa kaaga dhacay dhabarka?”
XOOG WAYNE: “Anigoo subax shaqo ka imaaday, baan waxaan maqlay qeylo ka
dhax yeereeso qolkeyga, waxaan ogaaday in naagteyda/Xaaaskayga uu nin kale la
joogo, waxaan durba soo galay qolkeyga waxaana arkay xaaskeyga oo dhinaca
kale isku sii rogeyso, isla markiiba waxaan fiiriyay dariishada/Daaqadda kadibna
waxaan arkay nin sii ordaayo oo shaati jidka ku xiranaayo, hase yeehsee ciil dartiis waxaan
soo qabsaday fiinijeer kadibne ninkii baan ku tuuray.
Markuu intaas maraayo baa waxaa isbitaalka durbadii la keenay nin aad moodo in uu
train soo dardaray oo meel walbo dhaawac xun ugu yaalo, dhakhtarkii baa waydiiyay
ninkii, “Maxaa kugu dhacay?”
Ninkii baa kujawaabay, “Waxaan hilmaamay in aan Alarm ka saacada ku buuxsado, waxaan ka daahsanaa
shaqada, banaanka ayaan orod ugu soo baxay anigoo dharka jidka ku xiranaayo baa waxaa igu soo dul dhacay fiinijeer kor laga soo tuuray”
Markuu intaas maraayo baa waxaa la keenay nin kale xaaladiisa ay aad u liidato,
dhakhtarkii baa waydiiyay, “War adigane maxaa kugu dhacay?”
Ninkii baa ku jawaabay,
“Naag laqabo anigoo shukaansanaayo baa ninkeeda imaaday kadibne waxey i dhax galisay
fiinijeer/talaajaddii qolkeeda yaalay, xoolihii qabay baa qolka soo galay oo fiinijeerkii/talaajaddii dabaqa afaraad ka tuuray”
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Fikradaada ka dhiibo n