logo Warwad


Sheeko qosol oo Juxa ah

Juxa iyo Geerida: Maalin maalmaha ka mid ah ayuu Juxa ka qayb galay aas dad badani isugu yimaaddeen, raggii aaska ka soo qayb galay mid ka mid ah oo Juxa ku ogaa in uu si aad iyo aad ah uga baqo geerida ayaa Juxa weydiiyey, “Juxoow in maydka la hor socdo iyo in la daba socdo midkee aamin ah?”

Ninkani waxa uu filayey in Juxa baqan doono oo cabbaar ka fikir doono labada dhinac ee la sheegay ka aaminka u dhow, laakiin su’aashaas waxa uu uga jawaabay si kale oo xikmad badan, waxa aanu ku yidhi, “Halka aad doonto ka soco mar haddii aanad ahayn ka naxashka ku jira.

 

Fikradaada ka dhiibo n