logo Warwad


Astaamaha Lagu Garto Gabadha Aan Fiicnayn….

Tix Gaaban Uu leeyahay Abwaan soomaaliyeed oo lagu Magcaabo (Aw Yuusuf Barre).

Guduud Ama Casaan Looma Raaco Hawaheen                Gabalba Waa Cayne,

Bidhaan Gabi Kalaalaada                                                            Waa Lagu Gulaalmaaye.

Isu Gaadhay Gabadhaad                                                           Dhahdaba Meel Unbaa Go’ane,

Gaboodlayda Gaashidu Kutaal                                                Labada Goonyoodba,

Oy Maradu Gaygaymantahay                                                 Guur Aan Kala Aado.

 

Sida ay gabadha wanaagsan astaamo lagu garto ay u leedahay , si la mid ah ayey gabadha aan fiicnayna ay u leedahay calaamadu u gaar ah :-

1.Diin la,aan.

2.Dabeecad xumo.

3.Xishood la’aan.

4.Akhlaaq xumo iyo af xumo.

5.Dhaqan xumo Dhaqaalo la’aan.

6.Nadaafad la’aan (jirkeeda iyo gurigeeda).

7. Necbaashaha Waalidkeed.

8.Socod badan aan dan ku jirin.

9.Qaylo iyo cod dheeri, laga maqlo hadalkeeda deriska.

10.Caajis wahsi.

11.Hifasho (calaacal markasta ah ).

12.Hadal Badnaan.

13.Aqoon la’aan cunta karinta iyo howsha guriga……

 

Fikradaada ka dhiibo n