logo Warwad


AKSHEY KUMAR OO ARDAY U QUDBADEYEY UNA SHEEGAY WAXYAABAHA LAGU GULEYSTO

Actor wayn ee Akshey Kumar ayaa waxa uu booqday Macad wayn oo arday kudhow 2000 ay ku baranaysay caafimaadka waxanu halka ugu sheegay waxyaabaha uu ku takhakhusay sida actionka jazz ka iyo waxyaabo badan

waxana uu ardayda kala hadlay wax caafimaadkooda kor uqaaday sida inay xaasidnimada kafogaadan tobbaca da ama xashiishada alcohol ka sigarka iyo waxakasta oo cafimaka wax udhimi kara wuxuna kula taliyay hadii aad doonaysan inaad waxa qabsataan ama guulaysataan waa inaad samaysaan daily exercise shaqo joogta ah waad na gulaysanaysan markaa hubaal

Fikradaada ka dhiibo n