logo Warwad


Sida looo isticmaalo qalabka uurka sheego

Qaabka kaadida:
Waxaa jrio qalab yar oo kaadida lagu tijaabiyo ee lagu gado farmashiyaaasha iyo meelaha qalabka kareemada lagu gado..

Qalablkaan nuucyo badan ayaa jiro.. badankooda 90% ayee run sheegaan.
Waxaad kaadidaada ku shubeesaa koob yar nadiif ah, kadib qalabka yar afkiisa hore aad galineesaaa..
Fadlan iska jir isbuuca ugu horeeyo iyo isbuuca labaad marka aad caadada iska wayso kaliya aad baaritaaanka sameen kartaaa..

Nuuc ugu badan calaamada hal xariijin iyo labo xariijin ayaa soo baxda marka aad baareeso.

Hal xariijin micnahaydu yahay inaadan uur lahayn
Labo xariijin mucnahaydu yahay inaad uur leedahay

Nuucyada kale si kale ayee ku garan kartoo, laakin mar walbo qoraal ayaa ku qoran kuu sheegaayo sida aad ku ogaan karto

Fikradaada ka dhiibo n