logo Warwad


WAAD RIYOOTE RUNTU WAA MAXAY

Fasiraada Riyooyinka

waxaynu manta halkan ka bilabi doona fasirka riyooyinka inaga oo kasoo xigan buugagta ugu waawayn ee qora fasiraada riyooyinka kuwaas oo lacasriyeeyay
waxana hada la aqrista buugta xarfaha alif ila ya uqoran buugan oo kii ugu casrisana ama ugu xaqiiqda dhow aya waxa alifay sheekhyo caalami ah kuwaas kashaqeeya maktabada wayn ee kutaal qatar
waa tan maktabada link geeda ahlam.NoorDubai.Tv & Tafserahlam.com
maanta waxaynu kabilaaMaanta waxaynu kabilaabi xarafka Alif ee carabigu kabilaabmo

1- Aabe hadii qofku riyada ku arko waxa kadhigantahay in muradkiisu uu u hagaagayo sidoo kale haduu ku arko
Awoowe iyo ayeeyo wa lamid qofkasii arin khayrle inay kusoo fool leedahay
A- hadii aad aragtid aabaha oo wax kuwaydiisan isaga oo baahan taa micnahedu waxa weeye in meel aanad garanayn laga risaaqayo
oo ad risaaqad ka heli hadii uu meel ku maqnaa iyadana wu soo noqon
B- qofka arka aabihii oo oo guri udhisay dajinaya ta macneheedu waxa weeye in uu sii dhamaystirayo camal aabihii qaban jiray oo
oo uu marka katagay ama kadhintay isaga oo dhamaystirin camalka ha ahaado mid aakhiro ama mid aduun labadaba
2- Ibrahim (csw) qofka ku riyooda nabigan waxa marka riyada lagu fasiraa in qofkan khayr badan yahay ama uu yahay mid amar macruufka reebana xumaant
sidoo kale risiqa ayaa loo wasiciyaa qofkaa
A- Hadii qofka uu yahay mid waayeela taas waxa lagu fasira in qofkan uu yahay waalid naxariis badan oo ubadkiisa u dhibriya

B- Hadii qofka uu taabto taas waxa lagu fasiraa in qofka uu jacayl ilahay xagiisa uu yahay

C hadii qof dumar ah ku riyooto ta waxa lagu fasiraa in ay caruurteeda qaarkamida dhibayaan laakiin alle kabadbaadin dono

qore Jama abdulahi

dhamaan waxan wargalinaynaa dadka xiiseya barnamijka fasirka riyada iyo in ay helaan riyo fasirkeed hanagala soo xiriireen emailkan
jaamac4847@hotmail.com ama geele10001@gmail.com

Fikradaada ka dhiibo n

© 2007-2017 Warwad.com