logo Warwad


waxaa layiraahdaa riayadu waxay ka turjuntaa dhacdooyinka lasoo gudboonada qofka ama waxa uu maalinwalba ku fakarayo

Fasiraada Riyooyinka

waxaa layiraahdaa riayadu waxay ka turjuntaa dhacdooyinka lasoo gudboonada qofka ama waxa uu maalinwalba ku fakarayo

dadka aad ugu xeeldheer ayaa iyaguna waxay ukala qaybiyaan riyada laba nooc

1-waxa layiraahda mid ru ya

2-mid waxa ladhahaa axlaam

riyada ru ya layiraah badana dadka ma arkaan wax yar mooyaane wa riyo run udhacda qofkuna lagu tusiya marku hurdo islmarkaana uu arko wixii uu xalay ku riyooday

Riyada noocana waxay arka dadka boqolkiiba hal ama labo waana riyo aad qiimo badan rasuulku wuxu yiri (scw) riyada mu minku marnaba been manoqonayso ilaa sacada qiyaamaha qofkasta oo idiinku run badan riyadiisuna waa run

waxa riyadan marka ay leedahay fasiraad waan tan aynu kaga hadlayno mawduucan waxa riyadan aan usoo qadanayna xuruuf xuruuftaas oo ka bilabmaysa alif ilaa ya ku dhamaanaysa

riyada kale ee axlaam iyadu waa tan shaydaanka uu ku shaqaleeyahay waxana kamida qofka inuu riyoodo isagoo meel kasoo dhacayo isagoo libax baacsanayo iyo isagoo ladilaayo wana runtii mid shaydanku dadka markay seexdaan uu kuciyaaro

riyadan waxaynu ku qadan doona fasiraadeeda ayaamaha soo socda

mahadsanidiin

prepared by jama abdulahi yusuf

Fikradaada ka dhiibo n

© 2007-2017 Warwad.com