logo Warwad


Shirkadda LG oo telefoon cusub soo bandhigtay LG G6

Shirkadda LG ayaa soo bandhigtay telefoonka caaqilka ee G6 midka oo noqonaaya mid baaxada shaashadiisu aad uweentahay, asigoo weliba sidaa uwayneeen oo jeebka ama gacanta lagu qaban karo

Sidoo kale batariga telka ayaa aad loo weeneeyay 3300 laga dhigay halka oo ka ahaa 2800 mAh.
G6 Ayaan Wasaq iyo biyaba ma galayaa sida telfoonada waqtiyada danbe normalka ka ah.

Waana telefoonkii ugu horeeyay ee isticmaalo aaladda HDR.

Halkaan hoos ka daawo video yar oo G6 ah

Fikradaada ka dhiibo n