logo Warwad


GABAR SOUTH AFRICAAN AH OO LUQADA SOOMAALIGA KU HADASHA

XOGSID IYO MAANTA

Idil Waa Gabar South africaan ah oo Luqada Soomaaliga Ku Hadleysa Isla Markaana leh Iskuul Lagu Barto Luqada Caruur ahna Wax Barta Waxaa uu Ku Yaala Magaalada P E Ee Gobolka Eastren Cape Ee Dalka South africa Waxaa Barnaamijkaa Ka Diyaariyay Wariye C/laahi Qorshe Oo Ka Tirsan Tv-ka Qaranka Somalia Sntv

Fikradaada ka dhiibo n

© 2007-2017 Warwad.com