Category archives for: Caalamka

Chelsea oo ku Guuleysatay Horyaalka Europe

Ciyaartii finalka koobka kooxaha horyaalada qaaradda Yurub oo ay kooxaha Chelsea iyo Bayern Munich ay yeesheen galabta ayaa waxaa 3-4 gool ku laad ah ku adkaatay kooxda Chelse. Ciyaarta oo waqtigii caadiga ahaa ee loogu talagalay iyo waqtigii lagu darayba ay labada koox isku mari waayeen bar bar dhac ayaa waxaa rigoorayaal loo dhigay ay [...]

Daawo Sawirada ” Mucjiso lagu arkay Lagos kadib markii Canug dhashay isagoo gacanta ku haya Kitaabka Qur’aanka Kariimka.

mucjiso_2

Waxaa ay ahayd arin aad looga maqlay magaaladda Lagos ee dalka Nigeria kadib markii Hooyo Kiristan ah ay dhashay wiil gacanta ku haya Kitaabka Qur’aanka Kariimka Qowlka eebe Qisadan waxaa ay ka dhacday Jidka 1, Sonde Street, Ijeshatedo, ee magaaladda Lagos waxaana dhashay canug kitaabka qur’aanka kariimka gacanta ku haya. Hooyadiis waxaa lagu magacaabaa Mrs. [...]

HRW: Syria Dambiyo Dagaal Ayey Gashay

Koox Caalami ah oo xuquuqda Aadanaha u dooda ayaa ku eedeysay dowladda Syria inay ku kacday dambiyo dagaal,halka dadka dhaqdhaqaaqyada demuquradiyad doonka ah ka wada dalkaasi ay sheegeen in mucaaradku ay 15 ka mid ah ciidamada amaanka ay dileen, iyadoo xabad joojin ay qaramada midoobay gar wadeen ka tahay oo dalkaasi ka jirta ay tahay [...]

Obama oo Booqday Afghanistan Markii 4aad

Madaxweynaha Mareykanka  Barack Obama ayaa ku asteeyay sanad guurada ka soo wareegtay dilkii hogaamiyahii ururka Al-qacida Osama Bib Laden, safar lama filaan ah oo uu shalay ku tagay dalka Afghanistan, isagoo heshiis dhinaca istaraatiijiadda ah la saxiixday xukumadda Kabul. Madaxweynaha ayaa sidoo kale qudbad xambaarsaneyd fariinta sanadka ee doorashada u jeediyay dadka mareykanka. Madaxweyne Obama [...]

Unul: Turkey Ujeeddo Qarsoon kama laha Somalia

Af-hayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Turkiga Selcuk Unal ayaa sheegay in doorka dawladda Turkiga ee Soomaaliya uu yahay mid muddo fog ah uuna leeyahay afar qaaybood oo kala ah; (1) kordhinta wacyiga beesha caalamku ka qabto xaaladda Soomaaliya, (2) Dib  u dhiska Soomaaliya, (3) Gacan ka gaysashada xasilinta dhinaca amniga iyadoo la kordhinayo gargaarka bani’aadminnimo. (4) iyo inay gacan [...]

Maydad Soomaali ah oo laga Helay Yemen

Maydadka 10 dhalinyaro Soomaali ah ayaa lagu arkay gobolka Ebyan ee koofurta dalkaYemen. Dadkan ma kala cadda cidda dishay balse waxaa lagu eedeeyay inay ahaayeen dhalinyaro ka bar-bar dagaallamayay kooxda al-Qaacidda ee ku sugan Yemen. Sidoo kale isla gobolkaasi waxaa ku xiran dhalinyaro tobbaneeyo gaaraya oo u u xir-xiran dadka gobolkaasi degan ee dagaalka kula [...]

Kuuriyada Waqooyi oo Gantay Gantaal

Kuuriyada  Woqooyi ayaa  hawada sare u gantay gentaal ka kooban sedax qeeybood genidaasi  iyadoo iska  dhega tireeysa qaraarada qaramada midoobay  digniinaha mareykanka iyo eel-xun reebka dalal kale, iyadoo wararkuna ay sheegeen in  genidasi aay  guuldareeysatay Kooriyada  woqooyi waxay sheegtay gentaalka uu  satellite ku soo  rakibi doono    khadka meerayaasha  ,laakin mareykanka iyo dalalka   Asia ee ay [...]

Dhul-Gariir ku Dhuftay Indonesia

Dhul-gariir cabirkiisu yahay 8.6 ayaa ku dhuftay dhul-xeebeedka waqooyi-galbeed ee dalka Indonesia. Dhul-gariirkan ayaa kor u qaaday  feejignaanta  Tsunami  ee  goblka ku  yaala  badda Indian Ocean. Dhul-gariirkaasi ayaa ku dhuftay meel 430km koonfur galbeed ka jirta  Banda Ache oo ah caasimada gobolka Ache. Dhulgariirka maanta ka dhacay Indonesia ayaa qiyaastii ahaa mid la mid ah [...]

IRAN: Wadahadal Waan Galeynaa

Iran ayaa xaqiijisay inay maalinta Sabtida ah ee soo socota magaalada Istabuul kula kulmeyso awoodaha reer galbeedka, hase yeeshee waxa ay ku boorineysaa in shuruudaha ay hor dhigeen Iran ay meesha ka saaraan ka hor inta aan laga wada hadlin arinta Nukliyeerka. Golaha Sare ee Amaanka Iran ayaa xaqiijiyay isniintii shalay inuu la kulmi doono [...]

Wasiir ka socda Jarmalka oo Muqdisho Booqday

Wasiirka horumarinta iyo iskaashiga ee dalka Jarmalka, Dirk Niebel ayaa maanta booqasho  aan hore loo shaacin ku tagay Muqdisho. C/wahaab Khaliif Ugaas, wasiirka Ganacsiga ee DKMG oo wasiirka Jarmalka kula kulmay garoonka diyaaradaha ayaa VOA u sheegay in labada dhinac ay ka wada hadleen xiriirka labada dal, iyadoo dowladda Jarmalku ay Somalia ugu yaboohayso lacag [...]

Recent Posts

Most Popular

Featured Links

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

Log in | Designed by wabho

Switch to our mobile site