-14594″> Kooxda Napoli ayaa caawa loo caleema Saaray Coppa Italia kadib guul ay ka gaartay Kooxda Horyaalka Taliyaaniga ku guuleeysatay Xilli Ciyaareedkaan ee Juventus. Weeryahanka Edinson Cavani ayaa Gool Rigoore ah daqiiqadii 63 Kooxdiisa ugu dhiibay Hogaanka Ciyaarta kadib qalad uu galay Goolhayaha Kooxda Juventus kubad uu ka bixi is la haa Lavezzi waxaana Goolkii [...]
May 21 2012 | Posted in
Cayaaraha |
Read More »
Milan ayaa diiday fekerka ah inay amaah ku siiyaan kooxda reer Brazil ee Corinthians ciyaaryahanka dhaawaca u saaxiibka ah Alexandre Pato. Saxaafada Brazil ayaa soo jeedineysay in Pato uu ku laabanayo dalkiisa muddo sannad ah si uu uga soo kabto dhibada ka heysata muruqa taasoo saameyn ku yeelatay xilli ciyaareedkii dhamaaday. “Milan kama xaajoon doonto [...]
May 20 2012 | Posted in
Cayaaraha |
Read More »
Tababaraha kooxda Anzhi Makhachkala ayaa isku diyaarinaya inuu 45 milyan ginni ku dalbado xagaaga weeraryahanka kooxda Arsenal Robin outpost Persie. Hiddink ayaa loo gacan geliyay lacag aan xad laheyn si uu ugu xoojiyo kooxda reer Russia, waxaana diirada u saaran ciyaaryahanka reer Holland. Milkiilaha Anzhi Suleyman Kerimov oo ka midst ah raga adduunka ugu qanisan [...]
May 20 2012 | Posted in
Cayaaraha |
Read More »
Ka dib markii ay xalay qaaday Chelsea Champions League waxaa garoonka Allainz Arena ka dhacay dabaaldeg weyn oo ciyaartoyda iyo taageerayaasha sameeyeen, lakiin dabaaldegaas waxaa heer kale u sii qaaday David Luiz. Ciyaaryahanka reer Brazil ayaa wareysi siinayay ka dib damaashaadkii ciyaarta TV Talyaani ah, lakiin sida ka muuqata qaabkiisa waxaa kaaga soo baxeysa in [...]
May 20 2012 | Posted in
Cayaaraha |
Read More »
-14495″> Kooxda Chelsea ayaa ku guuleysatay koobka Champions League markii ugu horeysay taariikhdeeda ka dib markii ay 4-3 rigoorayaal ah kaga badisay kooxda Bayern Munich oo finalka koobkan uu ka dhacayay garoonkeeda. Ciyaaryahan Didier Drogba ayuu ahaa ciyaaryahankii badbaadiyay Chelsea dhamaadkii 90ka daqiiqo ee ciyaarta ka dib markii uu beeniyay goolkii uu Thomas Muller hogaanka [...]
May 20 2012 | Posted in
Cayaaraha |
Read More »

Waa barnamij todobadle ah oo axad waliba ad ka dhageysan taan had iyo jeer warwad.com iyo websedyo kale sida wehelmedia.com waxa kalo jecelnahay in aan mideyno dhalinyarada qurbaha ku kala hayantay in leesku xiro si ay ugu tashadan dibudhiska wadanki hooyo ee somalia hadi aad doneyso tahniyad dhalasho . Aroos barnamij sport ah hadi ad [...]
May 20 2012 | Posted in
Cayaaraha,
Featured |
Read More »
Chelsea ayaa si taariikhi ah xalay ugu dabaaldegtay garoonka Allianz Arena ka dib markii ay ku qaadeen markii ugu horeysay abid koobka Champions League. Ciyaartoyda Chelsea, tababarahooda, milkiilahooda iyo taageerayaashooda ayaa u dabaaldegay si aan caadi aheyn, iyagoo markii ugu horeysay dhegaha qabtay koobka Champions League. Hadaba waxaan idiin soo gudbineynaa qaar ka midst ah [...]
May 20 2012 | Posted in
Cayaaraha |
Read More »
Ciyaaryahanka Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa ku adkaysanaya in macalinkiisa Jose Mourinho oo ku hogaamiyay in ay ku guulaystaan La Liga uu yahay macalinka dunida ugu wanaagsan. Inkastoo uu ciyaaryahanku faraqa ugu shubay xantoobo amaan ah macalinkiisii hore ee Man United Ferguson hadana waxa uu ku adkaysanayaa in wakhtiga uu Jose yahay macalinka dunida ugu [...]
May 19 2012 | Posted in
Cayaaraha |
Read More »
West Ham United ayaa si dhaqso ah ugu soo laabatay Premier League ka dib markii ay 2-1 kaga badiyeen Blackpool ciyaartii finalka ee Championship play-off ee ka dhacday Wembley. Ricardo Vaz Te ayaa dhaliyay goolka guusha ciyaarta oo seddex daqiiqo dhiman, iyadoo West Ham ay ku soo laabatay horyaalka Premier League ka dib markii ay [...]
May 19 2012 | Posted in
Cayaaraha |
Read More »
Recent Comments