Category archives for: Fanka

Heesta cusub farxiya fiska iyo Qabojiye oo lulisay Shacabka

fiska-by-maalmo

Fanaanada ay sida waynka dadweenuhu u jecelyhiin eee Farxiya fiska ayaa hees cusub ay soo sartay ka soo baxday websetka heesaha ay Maalmo.com. Heestaa ayaa durbadii dadweenahii dhageestay aad ugu rayaaqeen aydoo xulka heesaha top 10 Webka qiimeeyah heesa Maalmo.com  Ka gashay kaalinta koowaad . Heestaa ayaa sidoo kale waxa laga dareemayay  si ween soomalid [...]

Fanaanada Fatima Haryan Oo Si Kas Iyo Maag U weerartay Fanaanada Kale Ee Fanka Ku Cusub Iqra Daawo Sawiro iyo Video

33

Maalmihii Dalnbe Fanka Somaliyed ayaa maalin maalinta ka danbeysa waxa soo ifbaxaya Fanaaniin Da’Yar Kuwaasoo Iyagu Intooda Badan Isku ah Mucaarad Halkii Laga Doonayay In Ay iscaawiyaan xaga fanka Madaama ay yihiin Fanaanin Isku waqti Sookacaya. Fanaanada Fatima Hayran Ayaa Si Kas Iyo Maag Uweerartay fanaanada kale ee Iqra Kedib Marki Ay Iyadoo Si Live [...]

Faaninta Farxiyo Kabayare Iyo Dalmar Oo Soo Saaray Heeso Muqaal cusub Daawasho Wacan .

kaba

Waa Labo Fanaan Oo Laholin waayay Sanadkan Aynu Kujirno Waxa Ay Soosareen Heeso Dhoowr ah islamarkana xambarsan Erayo Muhiim ah Qaarkood ayaa waxa ay yihiin kuwo ku saleysan Arimhana Jaceylka Waxa Kalo Aad Loola Dhacayaa Qaabka Heesta Iyo Laxanka Music Ayaaba Kasii Daran Waxa ay yihiin Labo Fanaan Oo Mustaqbal wanagsan Kuleh Fanka Somaliyeed. Hadaba [...]

Fanaanada Hogaamineesa xulka Fanka Ee farixya fiska oo saaraty hees cusub

fiska-by-maalmo

Fanaanada caanka farxiya fiska oo wehlinaayo Caydaruus halyeey Ayaa si talantaali ah usoo saarayn hees cusub – magaceeda la yiraahdo ‘Jedaali’ . Heesta ayaa daqiiqado ka hor fiska soo post gareesay facebook-geeda Inkastoow heesta ay ka soo baxday 24 feb ee 2012 webset-ka  heesaha ee Maalmo. Erayda heesta waxaa ka mid ah ‘Naftu way ku [...]

Ikraan Caraale ” waxaan jeclahay raga qaada Jiimka”

ikraan-caraale-1

Inta badan aduunka aan ku noolnahay haatan waxaa ka jira dagaal dhanka jirka ah kaa oo ugu danbeyntii si aan caadi aheyn dhaqan u noqday ragga aduunka ku nool gaar ahaan. Xanuuno badan ayaa la sheegaa in uu u roonyahay Jiimka gaar ahaan in qofka maalin walba uu korkiisa ka saaro wasaqda ayaa ah midst [...]

Fanaaninti Hore Fanaanad Soo Dhaf Cod Dabacsan Aadna U Daýar Music Iyo Laxanka Kaba Siidaran Daawasho Wacan .

ladan qali

Warki Hore War soodhaf Waxaa Soo Ifbaxaya Nalkii Fanka Soomaaliyeed waa fananad aad u da yar isla markana da yarida ayba run tahay walo dadka somalida ay dhaah fanan waliba fanan da yar hadane aysan ahen fanan yar lakin Qaali Ladan ayaa waxa ay tahay fanaanada kaliya ee Ugu Yar Fanaaninta Somaliyeed Xaga Hablaha. Halkan [...]

Heesta Cusub ee Saado Cali Warsame Ay shacbka u arkaan inay sitoos ah ucanbaareeneeso Siilanaayo

siilaanyo1

Dadka falaaqeeyo Fanka ayaa u arka Heesta cusub ee magaceedu tahay ‘Kibirkii maxaa helay‘ In sitoos ah U canbaareeneeso Madaxweenaha Somaliland Ee siilanayo . ayna ka hadleesa Is dhaxyaalka ama qilaafka udhaxeeyo Somaliland, Saado Cali warsame ayaa ahayn midaan heestii u horeesay Ay ugu soo horjeedo Goono Go’a Somaliland. Dhamaadkii 2011 Ayaa sidoo kale hees [...]

Gabar waliba oo Qurxoon Muxu Aabeheeda u Kululyahay Ruwaayad Cajiib ah Jilaaga weyn Jilaya Cabdi Muriidi Dheere Ajakis Daawasho wacan

aja

Shactiraalaha  Ajakis Oo Soo Saaray Ruwaayad cusub oo aad loola dhacay riwaayadaan waxaa kalo ku jira jilaaytal iyaguna qeeb libaax ah ka qaatay jislista ruwaayada hadai aad daawato adiga ka qaqnci doone Ajakis wuxuu ahaa jilaaga kaliya oo soo caanbaxay dagaaladi sokeeye waxa una ka qeyb qaatay madadaaliska bulsho weeynta Soomaaliyeed isago ka qeyb qaatay [...]

Webset-ka Maalmo.com oo soo saaray qeeb live music ah

maalmo

Webset-ka heesaha Maalmo.com oo saari rabo qeeb live music ah  oo ugu talgalay dadka ku tixan ama ka hela fanka somaliyeed. Maalmo.com ayaa sanadahii danbe ka mid noqday webset-yada  loogu jecelyahay gaar ahaan kuwa heesaha Maalmo ayaa la so baxay waxyaabo dhowr ah oo kaga duwan websetyada heesaha tusaale ahaan asigoo sanadkii hore so saaray [...]

Fartuun Birimo Iyo Fananka cusub Ee Hanad Oo Soo Saray Muqaal Cusub Hees ah (Daawo washo wacan)

birimo

Waa heees cusub isla markana ah mid xambarsan erayo muhiim ah oo ku laran jaceyl hadana ah music Casri ah iyo muqalada maxeey kula muqataa heestan in ay si dhab ah u tabatay fanaanada mise fananka ama abwaanka sameyay heesta. waa tan ee dawasho wacan www.warwad.com

Recent Posts

Most Popular

Featured Links

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

Log in | Designed by wabho

Switch to our mobile site