
Waa barnamij todobadle ah oo axad waliba ad ka dhageysan taan had iyo jeer warwad.com iyo websedyo kale sida wehelmedia.com waxa kalo jecelnahay in aan mideyno dhalinyarada qurbaha ku kala hayantay in leesku xiro si ay ugu tashadan dibudhiska wadanki hooyo ee somalia hadi aad doneyso tahniyad dhalasho . Aroos barnamij sport ah hadi ad [...]
May 20 2012 | Posted in
Cayaaraha,
Featured |
Read More »

Ma dhinte Waa ilaah Qof waliba oo dunida dusheeda ku nool Maalin un Ayuu ifka ka wareegi Doonaan Innaa lillaah Wa innaa Illeehi Raajicuun. Dhamaan Saxaafada Soomaaliyeed Meel Waliba oo ay Dunida ka joogaan, gaar ahaan Saxafiyiinta ku nool Dalka Holland, waxa ay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Wariye C/llaahi Jaamac Cali oo Aabihiis Marxuume [...]

Waxaa ay ahayd arin aad looga maqlay magaaladda Lagos ee dalka Nigeria kadib markii Hooyo Kiristan ah ay dhashay wiil gacanta ku haya Kitaabka Qur’aanka Kariimka Qowlka eebe Qisadan waxaa ay ka dhacday Jidka 1, Sonde Street, Ijeshatedo, ee magaaladda Lagos waxaana dhashay canug kitaabka qur’aanka kariimka gacanta ku haya. Hooyadiis waxaa lagu magacaabaa Mrs. [...]

Aabbo Elmi Sahal Ali Hooyo Fadumo Sid Ahmed Bashir Elmi Sahal, Xaaskiisa Deeqa Abdi Jibril iyo carruurtooda Yassin Bashir Elmi, Burhan Bashir Elmi, Ismahan Bashir Elmi, Iman Bashir Elmi iyo Ilhaan Bashir Elmi. Dhool Elmi Sahal, Seeygeeda Ahmed Osman Yusuf iyo carruurtooda Hamdi Ahmed Yassin Elmi Sahal, Xaaskiisa Ubah Jamac Dirie iyo carruurtooda Imtihaal Yassin [...]
May 9 2012 | Posted in
Featured,
Nolasha |
Read More »

kulan balaran oo ay isku gu yimaadeen ,jaaliyada ximan iyo Xeeb ee wadanka swedhan ayaa waxaa looga hadalay Xaladaha ,amaan iyo hormar ee ka jirta ,Degaanada Ximan iyo Xeeb ,iyadoo kulankaasi ay ka soo Qeybgaleen ,waxgarad ,dhalinyaro,Haweyn ,iyo culimaaudiin ka soo jeeda Ximan iyo Xeeb. kulanka oo sacado badan socday ,ayaa waxaa siweyn loogu gorfeeyey [...]

Waa barnamij todobadle ah oo axad waliba ad ka dhageysan taan had iyo jeer warwad.com iyo websedyo kale sida wehelmedia.com waxa kalo jecelnahay in aan mideyno dhalinyarada qurbaha ku kala hayantay in leesku xiro si ay ugu tashadan dibudhiska wadanki hooyo ee somalia hadi aad doneyso tahniyad dhalasho . Aroos barnamij sport ah hadi ad [...]
May 6 2012 | Posted in
Featured |
Read More »
Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa sheegay in qaraxii ka dhacay magaalada Dhuuso mareeb uu ka danbeeyay wiil lagu magacaabo Maxamuud cartan cadaawe culusow. Xeefow ayaa sheegay in Wiilkaas uu kasoo tagay Muqdisho uuna mudo joogay deegaanka Ceel-garas halkaas oo mudo uu kusugnaa. Laakiin Maxamuud cartan cadaawe culusow oo ah wiilka lagu eedeynayay in uu nafsadiisa isku qarxiyay DHUUSO [...]

1: Farxad geli quluubta dadka Bini aadamka xiisohoogu aad buu u kala fogyahay, oo halqaadka sheekada ruuxba qayb buu u hanqal taagaa. Marka aad rabto inad bulshaawi noqoto qalbiyada dadka farxad ku abuura, waxa habboon in aad ogaato halka aad sheeko ka ambaqaadi karayso. Taasi waxay ku xidhan tahay aragtida aad qofka kale ka [...]

Walaal Halkan Ka Daawo Mahadsanid link hoose http://www.dawah-tv.nl/tilburg.html
Apr 29 2012 | Posted in
Featured,
Somalia |
Read More »

Fanaanada ay sida waynka dadweenuhu u jecelyhiin eee Farxiya fiska ayaa hees cusub ay soo sartay ka soo baxday websetka heesaha ay Maalmo.com. Heestaa ayaa durbadii dadweenahii dhageestay aad ugu rayaaqeen aydoo xulka heesaha top 10 Webka qiimeeyah heesa Maalmo.com Ka gashay kaalinta koowaad . Heestaa ayaa sidoo kale waxa laga dareemayay si ween soomalid [...]
Recent Comments