Category archives for: QORMOOYINKA

Ikaran Caraale oo la mehersaday

-33641″>Fanaanada qurbaha ku soo shaacbaxday ee ikraan Caraale oo guurkedu ka dhacayo gudaha Magaalada Hargeysa Waxaa Maanta magaalada Hargeysa ee xarunta u ah Jamhuuriyadda iskeed isku magacaawday ee Somaliland ka dhacayo xaflada meherka ikraan cali Maxamed iyo Saxardiid Maxamed Saxardiid Carraale. Wariye Bishaaro Baanto oo saaxib dhow la ah Ikraan Maxamed Carraale ayaa shaacisay una [...]

Qiso argagax iyo naxdin leh oo dhex martay Aabe iyo Wiil uu dhalay (Qiso Cibro Leh)

-40611″>Maalin maalmaha ka midst ah aya waxa dhacday in aabe soo gatay gaari aad u qurux badan. Markii uu gurigiisa keenay ayuu bilaabay inuu blotch labaad tirtiro. Hase ahaatee wiil yar oo uu dhalay aya intii uu dhagax qaatay ayuu albaabka midst ka midst ah polish ku qoray xoqitaan ahaan. Odaygii aya xanaaqay oo wiilkii [...]

Mid ka mida Layaabka Soomaalida maanta (QORMO CAJIIB AH).

-40406″> KU SAABSAN QORAAGA: Waxaan ahay Mohamed Abdullahi Dhaaley, Muwaadin Soomaali ah oo ka mida dhalaankii 1989-kii. Waxaanna muddo 5-Sano ku dhaw ku shaqeeynayay Saxaafadda Soomaalida ee noocyada kala duwan leh. Waxaan qoraa qormooyinka, maqaalada iyo warbixinada kale ee Saxaafadeed oo dhamaantood ka hadlaya arimaha bulshada. Anigoo waqti kasta u socdo oo dhaqaaqo inaan soo [...]

Laacibka weyn ee kooxda Chelsea ee Drogba oo ka soo dhex muuqda hees “Daawo”

-39833″>Didier Drogba ayaa si ka duwan sidii hore u horitaagay kaamiradaha ka dib markii uu ka soo muuqday muuqaal hees oo ay qaadan fanaanada reer France ee Julia Channel. Weeraryahanka Chelsea ayaa si aad ah u jecel muusika, waxaana uu aasaasay koox faneed oo ay isku jiraa isaga iyo saaxiibkiisa Florent Malouda. Waxaana Drogba uu [...]

Hotel casri ah oo laga furay Diyaarad dhexdeed!! boeing 777

-39901″>Shirkada Diyaaraha ee boeing 777 ayaa markii ugu horeysay waxa ay sameysay diyaarad awood u leh in ay dabarto ama ay daboosho baahida rakaabkeeda ay uga baahnaan karaan banaanka diyaarada sida Hotel iyo meel laga cunteeyo. boeing 777 ayaa sameysay diyaaradaan ayadoona diyaaradaan ay qaadi karo ama ay dabooli karto dhamaan baahida looga baahanyahay waxaana [...]

Dareen & Fiska Oo isku heysta Bashiir Hanuuniye

-39587″>Waxaa soo baxay warar sheegaaya in wali Nimco Dareen ay jeceshahay Bashiir hanuuniye, isla markaana ay sameysay isku-dayo ay ku hananeyso Bashiir hanuuniye taas oo qasabtay in Farxiya Fiska Difaac adag gasho. Wararka Magaalada London la isla dhex maraayo ayaa sheegaaya in Nimco Dareen ay aad u jecleed Bashiir hanuuniye ka hor inta uusan guursan [...]

Wax La’aan Miyaan Ku Waayay Qoftii Aan Ifka Ugu Jeclaa Qiso Jaceyl oo Dhab ah “Qiso Xanuun Leh”

-39460″>Magaceygu yahay Bashiir Saciid Muuse waxaana ku dhashay Degmada Shibis waxaana ku soo barbaaray isla xaafadaas waxaan ku soo polish bartay iskoolka mujamac ilaa dugsi dhexe markaas oo ay aheyd 2002. waxbarashadina ay dhex ii mareyso ayaa waxaa isoo galay safar ku aadan cariga sacuudiga aana joogo xiliga ninka raga ahi uu isleeyahay alee lahe [...]

Maxaa ka taqaanaa qaabka loo dhaco Ganacsatada Soomaalida ee wadanka Kenya?!.. DHACDO

-17889″>Soomalida dalka Kenya ayaa baryahan waxa ay la kulmaan dhac aan ku dadan dhiig oo an cidna dareemin loona adegsado qabab farsameysan. Dadka Soomalida ah ee ku heysto meheradaha ganacsiga dalka Kenya ayaa waxaa loo adegsadaa qaab indho sarcaad ah iyagoona marka hore lala soo gaaro saalan, salaantaasi kadib ayaa qofkii waxaa uu bilabayaa in [...]

La dhaqanka Dadka

qurux-300x242

1: Farxad geli quluubta dadka   Bini aadamka xiisohoogu aad buu u kala fogyahay, oo halqaadka sheekada ruuxba qayb buu u hanqal taagaa. Marka aad rabto inad bulshaawi noqoto qalbiyada dadka farxad ku abuura, waxa habboon in aad ogaato halka aad sheeko ka ambaqaadi karayso. Taasi waxay ku xidhan tahay aragtida aad qofka kale ka [...]

Sidee laguu jeclaan kalraa

2:-Sidee laguu jeclaan kalraa. Mar walba waxad rabtaa in ay dadku ku jeclaadaan. Sow maaha? Dabcan haa. Haddaba iyaga jeclow. Laakiinse sided u dareensiin karaysaa kalgacalka dhinacaaga ka soo ifaya? Bal ka warran haddii aad ammaanto. Dadku waxay ka helaan inad dhanka quruxda ka ammaanto. Waana wadiiqada loo maro kalgacalka kalsoonidu ku dheehan tahay ee [...]

Recent Posts

Most Popular

Featured Links

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

Log in | Designed by wabho

Switch to our mobile site