
851 waraabaa yidhi ulna layla gaadhi waa cayna wax igama tarto 852 Waraabe daalay, dirirtiisaa loo tagaa 853 waraabe dhankii loo eryaaba waw toos 854 Waraabe ulla lala gaadhi waa, orodna wax lagaga dhibi waa 855 waranka ninka kugu dhufta iyo ninka kugu dhaqdhaqaajia ninka kugu dhaqdhaqaajiya ayaa xun 856 Wax aad baratay waa baaskaa [...]
Apr 16 2011 | Posted in
Maahmaahyo |
Read More »

801 sixun wax u sheege saaxir ka daran 802 Sodcaal maa moodhar, sahayna waa lacag, saaxiibna waa kaba cad 803 soo bax baa la leeyahay sacabka leefaysaa 804 Soo joogso laga waayaa, soo jiifso laga helaa 805 soomaalidu been way sheegtaa beense ma maahmaahdo 806 Soomaalidu waxay casarkii kugu aragtay cishihii kugu caydaa 807 soomalidu [...]

751 ragu sadex waa iskaga mid Magaca, magta iyo maganta 752 ragu waxa uu ka sheekeeyaa biiisa dumarkuna badhaadha hooda 753 Reer ba’ow yaa ku leh! 754 Reer guura raac iyo carruurba loo kala sheekeeyaa, is mase arkaan 755 Reer, naagbaa kaa raacda 756 Reerka meelan loo husan looma haatiyo 757 ri waalan ridaada laguma [...]
Apr 14 2011 | Posted in
Maahmaahyo |
Read More »

701 Ninkii dhagar qaba dhulkaa u dhaqdhaqaaqa 702 Ninkii dhimanayaa dheg baa dheer 703 Ninkii geed fuulay asigi lee kasoo degi 704 Ninkii seexdaa sixii dibi dhalay 705 Ninkii talin jiray hadduu tago, midaan talin jirin baa yimaada 706 Ninkii tiisa daryeelaa tu kale ku dara 707 Ninkii uurka dabana Illaah baa arka, ninkii isha [...]
Apr 14 2011 | Posted in
Maahmaahyo |
Read More »

651 nin is faanshay waa ri is nuugtay 652 Nin iyo naag is qaba colna ma aha nabadna ma aha 653 nin iyo qabkiis 654 Nin jiifa lama legdo 655 nin kaa wayna waxba looma sheegonin dheerna waxba looma tilmaamo 656 nin kaligii tashaday waa nin orgi rartay 657 Nin keligii garramay, iyo nin dhul [...]
Apr 13 2011 | Posted in
Maahmaahyo |
Read More »

601 nafsi raaga rag iyo geel baa iska leh 602 nafsigu ma hadho 603 naftu orod bay kugu aamintaa 604 Naftu waxay ogtahay ilaashataa 605 Naxariis eebbe lagama quusto 606 nimaad dhashay kuma dhalin 607 nimaad fadhiga kaga adag tahay looma saro kaco 608 Nimaad kabahiisa tolayso, kafantaada tolaaya 609 Nimaad kabo ka tolanayso kabihiisaa [...]

551 laba tallaabo dhexdood baa talo ka dhalataa laba u la 552 Labaatan jir intuu geed ka booduu talo ka boodaa 553 labadii qaydhin ku qaybsatay bisayl iskuma cawrido 554 labadii xaqdaro ku heshiisa xaqay ku diriraan 555 labo bukta ma is baaniyaan 556 labo qaawani isma qaado 557 lacagina lacag bay dhashaa injirina qindhicil [...]

501 Hubsiimo hal baa la siistaa 502 Hunguri wax ka weyn la mariyaa wuu dillaacaa 503 Hunguri weyni kuunto weyni baa laga qaadaa 504 Hunnu hunnu hadal maaha, himbiriirsi arag ma aha 505 Hurdo cagahay ka bilaabataa 506 Hurdo habar ma koriso 507 ibtilaysan ayaa belaayo tilmaanta 508 Il ibtilaysan ayaa balaayo tilmaanta 509 Illeyn [...]

MMarkanna aynu fiirinno waxyaabaha dhacaya kolka gabadha la gudayo. Gudniinka Fircooniga ahi waxa uu khasab ka dhigayaa in la jaro qayb kamid ah Faruuryaha waaweyn iyo in gebi ahaanba la dabar jaro Faruuryaha yaryar iyo Kintirka. Dabeeto qori dhuuban (sida kan cuudka kabriidka) inta la dhex suro faruuryihii waaweynaa ee qaybta laga jaray baa markaa [...]

451 hadal nin badiyeyna ma dhamayn nin yareeyeyna waxba kama tegin 452 Hadal nin badiyeyna ma wada odhan, nin yarreeyeyna kama wad tegin 453 Hadal nin si u yiri, ninna si u qaaday 454 hadal tuurtuur kuma sama 455 hadal waa dheh iyo dhagayso 456 Hadal waa la kala odhan og yahay illaahayna waa la [...]
Recent Comments