Category archives for: Raaxada guurka

Raga Africa iyo gabdhaha reer yurub maxaa kala heysta?

black and white

MUNICH:- Waxaa sanadba sanadka kadambeeya sii kordhaya tirada dadka African ka ah ee tagaya qaarada yurub rag iyo damarba. Tani waxaa ay dhaxal siisay in ay kudhaxmilmaan bulshada reer yurub dhan kasta. Jariirada Bild ee kasoo baxda Jarmalka ayaa warbixin ay soo qortay maanta  waxaa ay kusheegtay in haweenka jarmalku ay aad ujeclaadeen in ay guursadaan [...]

Maxaa sababa inoo ninkaada ku naco ama kaa xiiso dhigo

Naaagaha qaarkooda waxay ka sheegtaan nimankooda oo aan danaynin, taasi waxay u malaynayaan inay ka timid dhanka qurux la’aanta sida wajiga oo weyn oo kale, naaso yaryary , caloosha oo weyn ama wejiga fin badan leh , iyadoo sidaasi jirto iyagana waxay rabaan xiriirka gogosha inuu sii jiro laakin ma oga qaladaad ayay galayaan oo [...]

10 waxyaabood oo keena kacsi ninka iyo 10 lagu reebi karo

1- fiirinta naagaha qaawan ama dhar kahfiif ah wata ama mid ku dheggan 2- sawiro naag qaawan ama dhar kahfiif ah wadata ama mid ku deggan 3- wax sex ah inuu ruuxu ka sheekeeyo ama looga sheekeeyo 4- buug sex ka hadlaya inuu akhriyo 5- inuu kaadida isku celiyo ruuxu marka uu u baahdo inuu [...]

Qaabka ay naagaha ubiyo baxaan

Dad badan waxay u haystaan in naagaha aan biyabbixin, fikraddaas sax ma aha, naagaha way biyabbaxaan , inay biyabbaxaan waxaa tilmaamay xadiis ku soo arooray Saxiix muslim ummu sulaym waxay weyddiisay rasuulka صلى الله عليه وسلم : naagta ma qubays baa ku waajibaya haddii ay riyooto oo ay aragto waxa ninka arkayo, rasuulka wuxuu ku [...]

Waa maxay kintir ? muxuuse qabtaa ?

kintir

Sida la ogyahay kintirka waa xubin ka mid ah xubnaha taranka haweeneydu afka carabiga waxaa la dhahaa (بظر ) afka ingiriiskana waxaa la dhahaa (clitoris) , wuxuu ku yaallaa farjiga naagta meesha ugu korraysa, naagaha ku nool dalalka kulul kintirkooda waa dheeraadaa sida badan kuwa ku nool dalalka qabow inta badan ma dheeraado, haweeneydu marka [...]

Goorma ayay bacrimini dhici kartaa goormaase dhici karin

labo nin

Si aynu su’aashaasi uga jawaabno aynu derisno afartaan xaaladood: – Hadday galmo dhacdo muddada u dhaxaysa maalinta ay haweeneydu ka qabaysato dhiigga caadada, ilaa iyo afar maalmood kahor maalinta ay ugxantu diyaarka u tahay in la faxlo, xawadii waa ay dhimanaysaa intaanay la kulmin ugxantii, maadaama aanay noolaan karin wax ka badan afar maalmood, sidaasi [...]

Talooyin la siiyo dumarka aan uu roobin

1- Dheereeya muddada galmada:- Ragga qaar baa u haysta in inta jeer ee haweeneyda loo galmoodo oo la kordhiyaa ay keento uur. Haddaba taasi run ma aha, waxase loo baahan yahay in la dheereeyo muddada ay qaadanayso halkii galmo intii saddex iyo afar jeer lagu celcelin lahaa isla muddadaasi in la’eg. 2- Dhowr usbuuc xabbadda [...]

Sida aad u abaabin kartid ilmahaaga

ilmaha

Ilmaha yari si fidra (u dhalasho) ah buu iimaanka Eebbe qalbigiisa ugu jiraa. Waxaad arkaysaa isagoo durbaba ku weeydiinaya, dhulka yaa abuuray, samada yaa abuuray, annaga yaa na abuuray, iyo wax kasta oo hareerihiisa ah. Haddaba waalidka waxa laga doonayaa inay fursaddaasi ka faaiideystaan ooy ilmaha baraan Allihii wax kasta abuuray, jawaabohooduna waa inay la [...]

Ma banaanyahay Gudiinka dumarka mise ?

waris firc

Qur’aanka kariimka ah laga heli maayo hal Aayad oo gudniinka hablaha si toos ah iyo si aan toos ahaynba uga hadashay. Mana jiro Xadiis saxiix ah ama go’aan ay culimadu isku raaceen oo gudniinka banneynaya. Kitaabka Fiqhi Sunna waxa ku soo aroortay inay Axaadiista ka hadlaysa gudniinka habluhu dhammaantood daciif yihiin oo aanu mid saxiix [...]

Qaabkee goormaase la gudaa inanka ?

guditaanka raga

Waxa Qolfada laga gooyaa qayb goynteedu ay suurtagal ka dhigi kartyo in dhalfada oo dhan amaba inteeda badani ay qaawanaato. Inamada qaar baa qolfo la’aan ku dhasha (iyagoo gudan), haddaba ubadka caynkaas ahi gudniin uma baahna haddii ay qolfadoodu intii loo baahnaa ka go’antahay, haddiise aanay wada go’nayn waa la dhammaystirayaa. Gudniinku waxa uu leeyahay [...]

Recent Posts

Most Popular

Featured Links

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

Log in | Designed by wabho

Switch to our mobile site