Category archives for: Sheeko

Gabar Falastiin ah oo 9-sano Musqul ku xirneed !!! Dhacdo xanuun leh

Haweeneey Falastiininyada ah oo u dhaqdhaqaado dhanka bulshada ayaa soo bandhigtay dhacdo xanuun leh oo ku dhacday gabar u dhalay Falastiin oo mudo 9-sano ku xabisneed Musqul oo Aabeheeda uu ku xiray. Sabtidii aynu soo dhaafnay ayuu Eebe kasoo badbaadiyay gabadhaasi gacanta waalidkeeda oo suuliga ku xabisay mudadaasi ka gadaal ciidanka dalkaasi markii ay baaritaano [...]

waa barnamij gaar ah kuna sabsan ardaydi turkey loo qaday war bixin dheri ay daawo (videoga)

sasa

waxaa wariye xudefi uu boqasho ku tagyay wadanka turkey iyado ay dad badan qabeen in wadanka turkey ardayda loq aday laga dhigayo askari ama police sida ay dad badan ay qaban. waxa kalo jirta in ay wadanka turkey ay ka helen cafimaad wax barasho wax waliba xitaa waxa jirta in ay sida waalidkooda oo kale [...]

Qiso Jaceyl ah Oo Guurka Dadka Leesku Doono Familka ahaan waa wadka Nolasha Lamaanaha.

guur

Guurka laysku xusho amaba laysku doorto lacagta iyo daneysigu wuxu waxyeelo weyn ku hayaa mushtamaca Mareykanka , Marka loo eego daraasad cusub oo lagu daabacay American Journal of Couple and Relationship Therapy khamiistii lasoo dhaafay . Daraasadan oo Lagu ururiyey macluumaad laga soo heley in ka badan 1700 oo qof oo ah lamaanayaal is qaba [...]

Maxaad ka taqaaanaa Taariiq ‘Qays iyo Layla’ Qiso xiiso leh ku dareensiinaayo micnaha jacaylka

love log

Layal iyo Qays, waa sheeko jaceel ah oo ka mida sheekooyinka ugu caansan bariga dhexe. Sheekadan waxay taariikhdeedu u noqneysaa illaa qarnigii 7aad. Layla iyo Qeys waa sheeko sida oo kale ku faaftay waqooyiga Afrika iyo India. Hadaba Layla iyo Qeys maxay ahaayeen? Sheekadoodu siday se u dhacday? Nin la odhan jiray madjnun(ninkii waalnaa) oo [...]

Baadi kala maqan (Riwaayad taxana ah Qeebtii 2-aad)

baadi kala maqan

Baadi kala maqan Qeebtii Labaad! Dhageeesi wacan

Baadi kala maqan (Riwaayad taxana ah)

baadi kala maqan

Qeebtii koowaad! Dhageeesi wacan

Wiil Soomaaliyeed oo arin naxdin leh kala kulmay gabar Soomaaliyeed oo uu jeclaaday “Qiso Dhab ah”

love log

Dhacdadaan ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Maxamed iyo Ubax, Maxamed ayaa xiriir lasoo sameeyay wariya-yaasha barnaamijka xiisaha badan ee Isha Dhacdooyinka Caalamka, kuwaa oo ka hawl-galla Shabakadaha Caalamiga ah ee warwad.com iyo Aduun.net, wuxuuna uu inooga waramay sidii ay wax u dhaceyn, waxayna ku bilaabaneysaa sidatan:- Waxaan ku dhashay magaaladda [...]

Qof ku Jecel Sidaan oo Kale Ma’u Khiyaami Laheyd” (Dhacdo Aad U Xanuun Badan).

UGAAR AH WARWAD.COM

Dhacdadaan oo dhacdo xanuun badan ah ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyed oo lagu kala magacaabo C/Casiis iyo Salma, Waxaan ku dhashay magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, sanadka markuu ahaa 1984-kii, waxaanse kusoo barbaaray xaafadda Suuqa Xoolaha ee degmada Huliwaa, waxbarashadeyda waxaan kusoo qaatay iskuulka Ibnu Khuzeema oo ku yaalla degmada Hiliwaa. Sidoo kale Salma [...]

Qoys Soomaaliyeed oo gurigoodii imaanshaha Madaxweyne Obama dartiis Booliiska Norwey u jebiyeen

naag soomali gurigeeda la jabiyay

Hooyo Soomaaliyeed ayaa waxaa gurigii ay degeneyd jebiyey Poliska Wadanka Norway ka dib markii ay shaki ka qaadeenImaanshaha Madaxweyne Obama darteed. Sumaya oo ah gabar ay dhashay Hooyada ay gurigeeda polisku jabiyeen ayaa aheyd qofkii ugu horeeyey ee guriga yimid duhurnimadii Arbacada ka dib markii ay ka timid iskool, waxaase u furmi waayey albaabbka waxayna [...]

ISMAAN ORAN WADNAHAY KU ISTAAJIN (Qiso dhab ah) Qeebtii 1

ISMAAN ORAN WADNAHAY KU ISTAAJIN (Qiso dhab ah)

Waa qisadii xanuunka iyo muragada badneeyd ee ISMAAN ORAN WADNAHAY KU ISTAAJIN Waa maalinimo sabti ah saacadana cagageeyneeyso 9.00 subax nimo waxa lagu jiraa xisadii kimistriga oo uu dhigayay al ustaad CUABDULLAHI KIMIKO fasalka B1 ee ALFAJRI ISKUUL waxa soo dhaw soo dhaw xiligii loo fadhisan lahaa imtixaankii ugu danbeyay ee dugsiga sare qof waliba [...]

Recent Posts

Most Popular

Featured Links

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

Log in | Designed by wabho

Switch to our mobile site