Category archives for: Wararka Maanta

Madaxda Ahlu Sunna oo u qalab qaatay Wadanka Itoobiya “Aqriso”

-40745″>Wararka naga soo garaya Magaalada Muqdisho ee Xarunta Wadanka Somalia aya waxaay tibaxayaan in manta magaladaasi ay ka ambabaxeen Madaxda ka tirsan Maamulka Ahlusunna Waljamaca ee Gobolada Somalia. Wafdigaan aya waxaa hogaaminayay Gudomiyaha Ahlusunna ee Gobolada konfureed Sh.Maxamed Maxamuud Yusuf waxana ku weheliyay Safarkaasi Gudomiyaha Ahlusunna ee Gobolka Banadir Cabdiqadir Khaliif Macalin Nuur iyo Xubno [...]

Madooneysaa inaad ogaato in xil ka qaadis lagu sameynaayo iyo in kale Wasiirka Warfaafinta?

-40749″>Waxaa soo baxaaya warar aanu lagu kalsoonaan karin oo sheegaaya in xil ka qaadis lagu sameynaayo Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Kmg ah ee Soomaaliya, iyadoo wararkaasi leesla dhex maraayo suuqyada. Wasiirka Warfaafinta Boostada Isgaarsiinta ee Xukuumadda Kmg ah ee Soomaaliya Mudane C/qaadir Xuseen Maxamed (Jaahweyn), ayaa wuxuu caawa uu marti uu ku yahay Barnaamijka Bandhiga [...]

Daawo Sawirada: Beelaha Banaadiriga iyo Digil iyo Mirifle oo ku shiray Magaalada Muqdisho

-40753″>Suldaanka guud ee beelaha Baraawe ”Shangamaas, Laba Tol iyo Toore” Suldaan Xaydar Suldaan suufi Suldaan Munye Dheere ayaa maalinimadii jimcaga ahayd ka qayb galay kulan si heer sare loo soo agaasimay kaasoo ay ka soo qayb galeen siyaasiyiinta, indheergaradka iyo odayaasha dhaqanka ee beelaha Baanidiriga iyo Digil iyo Mirifle. Kulankaas ayaa beelahii ka soo qayb [...]

Qarax culus oo Ciidamadda Amisom lagula beegsaday iyo khasaaro ka soo gaaray

-40763″>Qarax culus ayaa waxaa Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom lagula beegaday Magaalada Muqdisho, waxaana qaraxa ka soo gaaray khasaarooyin iskugu jira dhimasho iyo dhaawac, inkastoo aysan Amisom ka hadlin. Qaraxaan ayaa wuxuu ka dhacay aafafka hore ee Cisbitaalka Carafaat ee Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir, wuxuuna qaraxa uu dhacay xilli ay goobtaasi maraayeen baabuur ay [...]

WAR DEG DEG: Ugaas caan ah oo caawa lagu dillay dalka Soomaaliya iyo kooxdii dishay oo baxsatay

-40767″>Kooxo hubeysan ayaa waxay caawa dalka Soomaaliya ay ku dilleen Ugaas caan ah, waxaana loo-maleynayaa in kooxda dilka geysatay ay ka tirsan Xarakada Al Shabaab, oo looga bartay dalalka inta badan ka dhacaaya dalka Soomaaliya. Kooxdaan ayaa waxay caawa dilleen Ugaas Cabdow Yoonis, oo ka midst ah Ugaas-yada Gobolada Baay iyo Bakool ka soo jeeda [...]

Al Shabaab oo soo Muslimisay askari u dhashay dalka Itoobiya “Daawo Sawirada”

-40771″>Al Shabaab ayaa waxay maanta Muslimisay askari u dhashay dalka Itoobiya, oo ka midst ahaa Ciidamadda Dowladda Itoobiya ee sanadkaan la-wareegay gacan ku heynta Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay. Askarigaan ayaa wuxuu isku soo dhiibay Ciidamadda Xarakada Al Shabaab ee ku sugan duleedka Magaalada Baydhabo, waxaana maanta la-soo bandhigay isagoo wata qori nooca Shaam Shuutarka [...]

WAR DEG DEG: Raa’isal Wasaaraha Soomaaliya iyo Shariif Xasan oo u duulay Magaalada Addis Ababa

Xubno kamid ah Madaxda Soomaaliya ayaa waxay goor dhaw ay u duulleen Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, oo uu beri ka furman doono shir looga hadlaayo dib u dhaca ku yimid Dastuurka Qabyo Qoraalka. Madaxda u amba baxday Magaalada Addis Ababa ayaa waxaa ka midst ah Shariif Xasan Sheekh Aadan, Raa’isal Wasaaraha Xukuumadda Kmg [...]

Dhacdo naxdin leh “Wiil dhalinyaro ah oo guursaday ayeeydiis oo waayeel ah”

-40718″>Haweenay lagu magacaabo Pearl Carl oo 72 jir ayaa waxay xiriir galmo la yeelatay wiil 26 jir oo ay ayeeyo u tahay iyadoo sheegtay inay wiilkaasi aroostay haatanna ay sugayso inay caruur u dhasho. Maadaama aysan dhali karin waxay ijaaratay haweenay yar oo uur qaadi karto, waxa afka qalaad lagu yiraahdaa “surrogate mother”, haweenaydaas oo [...]

Mucjizooyinka Aduunka ” Wiilal walaalo ah oo dib is helay”!!!! Dhacdo run ah!!

-40724″>Dhacdo la yaab leh ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday dalka Norway ka dib markii laba wiil oo Soomaali ah oo walaalo ah ay si lama filaan ah ay dib isugu kulmeen dalkaas ka dib markii ay kala maqnaayeen oo ay kala dhumeen mudo gaareyso ilaa iyo 15 sanadood. Sida ay qortey jariidada NRK [...]

Aden Adde Airport oo si weyn looga sagootiyay Madaxda Addis Ababa u duushay + Daawo Sawirada

-40732″>Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka dhoofay garoonka Aadan-cadde International ee magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeda magaalada Adis Ababa ee dalka Ethiopia. Wafdiga uu Ra’iisul Wasaaraha horkacayay ayaa waxaa ka midst ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya,Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya. Socdaalka Ra’iisul Wasaaraha [...]

Recent Posts

Most Popular

Featured Links

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

Log in | Designed by wabho

Switch to our mobile site