Facebook gabar cad badanaa, Wiilasha Isticmaalana Gabar Qaawan Jecelaa.

From Warwad Warwad.com March 3, 2011 -- Updated 2:35 pm

Facebook gabar cad badanaa, Wiilasha Isticmaalana Gabar Qaawan Jecelaa.


Midabka soomaalida waa mid kamid ah midabada ugu quruxda badan caalamka waxaa looyaqaanaa dahabi .

Gabdhaha soomaaliyeed intooda badan qalad ayeey ka galeen soomaalinimada kadib markii ay gabi ahaanba iska tirtireen astaantaasi aan kor ku soo xusnay ee ah midabka madoowga ah ee bir briqaaya.
Awal waxaa la isku arki jiray meelaha lagu kulmo balse hada internet-ka ayaa noqoday meel maalinkasta la’isku arki karo gaar ahaan shabakada facebook-ga, Aduun iyo webka maalmo ay soomaalida ku kulmaan.  bal u fiirso inta gabr soomali ah ee isticmaasha mid madoow kuma jirto marka laga reebo laba iyo sadex sida ilaahey u abuuray wali ah.
Waxaa jira gabdho badan oo cuqdad qaba taasoo ah in hadii ay sawirkooda soo saartaan ay foolxumo Noqonayaan maadaama ay madowyihiin taasoo ah nasiibdaro heysata gabdheheena markaasna ay iskuqasabto in ay soo xado sawir gabar kale oo is dhaqday, ama ay soosaarato sawirada gabdhaha jila aflaamta ama fanaaniinta caanka ah.
Kalsoonidu waa shey qaali ah midabka labadlana waxaa ka dhalan kara cuduro badan oo xaga jirka ah.
dhinaca kale wiilasha isticmaala facebook-ga ayaa ka hela indhahana ku nuursada sawirada gabdhaha qaaqaawan ay soogaliyaan facebook-ga si gabdhuhu sawiradaasi u soo badiyaan commentiga ay wiilashaasi bixiyaan ayaa noqda mid guubaabo ah sida in gabdhaha ay u muujiyaan in quruxleey ay tahay kolkaasi oo gabdhahaasina ay meesha soosaaraan sawirba midka uu kadaranyahay xaga qaawanaanta wiilashuna waa ay iska eeg eegtaan.alla maxaa danbi socda.
Sheekadu halkaasi sooba dhaaftay oo hada waxaa lamarayaa in sawir muuqal ah oo qaawan lasoo dhex dhigo tiiyoo gabdhuna ay dharka dhan dhiganeyso.
hase ahaatee waxaa jiro goobo somalida ay ku kulmaan oo ay joogaan ilaaliyo dhowr ilaalinaayo  anshaqa iyo dhqanka somalida ay ka mamnuuc yihiin waxyaabo dhowr ah

hadaad warbixintaan wax ka dhahayso fadlan hoos ku soo qor rayigaaga

We recommend

SMS LOVE, Fariimo Jaceyl Haddii Qalbigeyga Laga Wareejiyo Bidix Oo Midig La Geeyo ….
SMS LOVE: Hanashadaada Waa Hormarkeyga Iyo Kuwo Calaal Ah ..
Fanaanka weyn ee C/risaaq Gaadaco oo shuunka laga xiiray. DHACDO QOSOL BADAN

Short URL: http://warwad.com/?p=2364

6 Comments for “Facebook gabar cad badanaa, Wiilasha Isticmaalana Gabar Qaawan Jecelaa.”

  1. kkkkkkkkkkkkkkkkk lkn aniga hadii aan fikirkeega dhibto ma ahaan gabdha sawiirkooda diidaan in ee soo sartaaa fb ama aduun maxa yelay waxa ee ka baqeesaa bari in oo sawiirkaas mustaqbalkeeda dhimiyo heee ma ahan ma ahaan duqada ku jirto heee oo qofna waxa ee jaceshahay sawiirkeeda in ee meel kasto galiso qofna waxa ee jaceshahay sawiirkeeda in ee meel galin meeq gabdho oo qurux badan ayaa jiraa oo aan waali sawiirkoodaa meel galin eeee qof kasto iyda ayaa isla qurux badaan oo qof in ee ka qurux badan tahay uma maleeso eee adiga maanta hadii lagu dhaho hebel aa ka qurux badan waad diideeesaaa heee marka qurux oo dhan waaa qalbi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. fakarkayga hadaan dhiibta aniga wxaan umalay nayaa in gabar soomaaliyeed dan uhaynin ay sawirkeeda soo bandhigto waayo waa usharafdaro taas halafagaado gabdha sooma liyeed

  3. Cabdala

    Asc fikirkeyga waa kan.1 wa in labara dhaqanka suuban ee somaliyed oo an qawnan kujirin 2 wa in lagala hadla hablaha xumanta dhamanten.3.wa in diinteena macan wax laga baro oo lagu bararujiyo 4.wa in lagu daro niman wanagsan hadii shurudahan labuxiyo wala ceyman dhamanten insha.allah bye

  4. Najib yare F J shuke

    Aniga fikirkeyga hadaan kahadlo dhibaatada badan keed waa raga waloow dumarkuna kamarnen, naaguhu ilaah ayaa noosheegay waa saqiiq saan weyn, marka waxaan arkeynaa raagi uu ilaahey dumarka kaga dhigay dahaarka ayaa haatan u olo oleynaya ama kudhiri galinayo sidii Gabdhaheena qiimiga iyo quruxda badan dhaqanka iyo diintena uga tagi lahaayeen oo ceebtoda iyo jirkoda banaanka uso dhigilahayeen. Mida kale waxaan anigu layaabanahay ninkasta haduu gabar somaliyed banaanka sodhigo ceebteda isagana walaashis ama mid ehelkisa ah ayaa maalin uun lasooban dhigayaye biri ninkasta qurbaha iyo caalamka waa lagu caayayaaye oo waxaa lagu leyahay gabdhihinu waa sharaamiide maxaa lasameyn? War_hooy ragoow armeey fican tahay inaan gabdhahena asturano ceebahooda, waayo bal ufiirso waa hooyo waa abyo waad dhashay weykudhaxday waana kugu dad iyo diine ee maxaad kafaa,iide qofsaas dhan meelkasta kaga lifaaqan oodan kamarmin marna inaad ceeb uhorsedo. Qoomkii dayaco hablahooda qaawanaantodana soo bandhigo, qoomamiyo ciiliyo bushintoo laqaniinaa udambeyn. Qiyaamana aan kabaqnoo qabriga cidlada ah baa nasugayee qeerdaro lashaqeeystay aduunyada qaadir yaan lala hortagin. Idinkana hablayahow qaab isu yeela oo qadariya sharftaoo qunyar usocda aqiro kabaxa naftu qiyaas malahan goortey qulquliye macanayaal walaallaheynoow.

  5. Asc wr wb dhaman inta jecel waan idin slmy slnta islaamka
    hadaan fakarkeyga kadhibta arinkaan gabdhaha somaliyeed faraha ayey kabaxeen wlh hadda inta joogta islii neyrobi oo intey isqaawiyaan wadooyinka maraan fcbok ayaa ka hadleysaan ayadoo qawan ayad arkeysaa wadoyinka islii war waxaan iska daa hada dhadane waxey kuleedahay waadambeysaa wali 1 am free cml alow diintii waalagu tuntay ee qeyr keen naag tinta qawisay halkey ugu jirtaa islaamka

Leave a Reply

Recent Posts

Most Popular

Featured Links

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

Log in | Designed by wabho

Switch to our mobile site