Shukaansiga soomalida oo weji cusub galay & Erayada cusub ee raga adeegsadaan

From Warwad Warwad.com April 6, 2011 -- Updated 9:57 am

Af-Somaligu wuxuu ka mid yahay Afafkaas faraha badan ee ka jira dunida. Waxaana lagaga hadlaa wadamada JSL, Somaliya, J. Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya. Mana jirto cid garaneysa xilligii uu bilaabmay ku hadalkiisu, lamana yaqaan tirada dadka ku  hadasha inta ay dhan tahay, laakiin arinta cid kastaaba ogtahay waa xilligii la qoray oo ahayd 1972kii?.
Erayada Sportiga ee loo adeegsado Hablada soomaliyeed..
Ummadda kasta oo ku nool dunida guudkeedu waxay leedahay “Af  ama Luqad”u gaar ah oo ay isku afgartaan wada hadal iyo qoraalba taas oo ay kaga duwan tahay  Ummadaha kale ee ay isu dhow yihiin degaan ahaan amase ay kala fog yihiinba..
Afsoomaligu markuu qornaa mudo kooban oo ah 17 oo kaliya ayaa waxaa dhacay  burburkii Soomaliya taasina waxay hakisay dhamaan howlihii socday oo ay ka mid ahaayeen amase ay ugu weyneyd cilmi baadhistii guud ee Luqada Afsoomaliga.
Waxaa  joogsatay sixitaankii Luqadeed ee ay wadeen Khubarada Afsoomaligu,waxaan suurto gelin in la diiwaan geliyo erayada cusub ee ku soo biiraya Afka Soomaliga,guud ahaana waxaa meesha ka baxay howl kasta oo loo qaban lahaa Luqada Soomaliga,waxaanan filayaa in marka laga baxo xaalada hadda jirta  Luqada Afsoomaliga loo qaban doono wixii loo qaban karo.
Intii ay jirtay luqada Afsoomaligu waxaa markasta soo baxayey erayo cusub oo ku soo biirayey , haddii ay tahay qoraal ahaan ,hadal ahaan iyo sida erayga macna ahaan loo isticmaalaba,erayada cusub ee Soomaaliyoobay inta badan waxay ka yimaadeed wadamada deriska ah  iyo kuwa inga fogfogba,kuwaas oo dad aad u fara badan  ay u qaxeen ilaa haddana u sii qaxayaan ,erayada macnihii loo isticmaali jiray la bedelayna waxaa inta badan ka masuul ah dhalinya rada Soomaaliyeed  wadan kastaba ha joogeene.
Erayadii sanadahaa 1980-kii hirgalayna waxaa ka mid ahaan jiray kuwan hoos ku qoran .
Jiroos, Marax, beerta oo kujiraa,  ku dhac, waan u genbiyey, waan ka dhigtay, Dhoore,  Xariifka,  Reer baadiye, Aw Cismaanka, Wuu bacaysan yahay , Waa laga danbeeyaa, marax. iwm.

We recommend

Haddii Kacsigaada Dhaw Yahay Ha Aqrin Warbixintaan:Sidee Haweenka Looga Raaxeeya Naaska?
Qodobo Romantic Ah Oo Ay Haweenka Jecel Yihiin Balse Ragga Iska Indha-Tiraan
Xiriirka dhaxeeya Jeerta & Yaxaaska

Short URL: http://warwad.com/?p=3951

11 Comments for “Shukaansiga soomalida oo weji cusub galay & Erayada cusub ee raga adeegsadaan”

  1. walaayala waa arin layaa badan aan aad uga yaabay mararka qaar waxaan layaabaa dunida wxa ka dhacaya marka aniga waxaanba is dhahaa waxaan ma runbaa mise waa waali hadana waan iska aaminaa

  2. Walalyal wlhi wan ayabey ani dhankasoon egabo wayo markey mesha ka baxday dowladii dhexe e somalia erayadi iskabo dhafe dhalinti aya isbadashey markad egto labiska ama dhaqankabo waxad arki gabar somali ah o qabo rajabeto iyo nigis ama waxad arki wil somali ah o magalada buma iyo funanad ku dhaxsocdo marka waxan leyahay alle hana siyo dowlad muslim kusaleysan o dadkan dhaqanka kabadasho

  3. Somaliya somaliba leh

  4. Wale wa arin mucjiso ah wa ba afki somaliga la oronaya hadana la yiri wa mid dunida ka baxsaday ansena lasixin wale tani marunba wa layabanahaye

  5. haaaaa walaahi waxeey bilaadeen waqtikii dakaalada oo lasoo qaxay ayee bilaadeen maxaa yeelay waxaa isku imaaday dayow badan kala qabeela ah kala dagaan ah marka waad karan karataa waxa dhalan karo kkkkkkkkkkkkkk walaahi caadi maaha soomaali cusub

  6. waryaa orodo af reer xamarka nagala taaga ninyo sxb waxaana kelee anan ku sheegaya dadka reer koofuureedka ah iyo dadka reer waqooyiga ah yaa afoodu kala duuwayahay sxb marka afsomaliguna waxaa uu ka yimadeey reer waqooyi markaa tariikhda diib uu akhry sxb

  7. caadi maaha sxb kkkk kudarso erayadaan kale ””’ waadigada iyo waa nambar 6

  8. Galad yare

    Soomali soomaali malahan dadkala leh e hala radsho dadkas

  9. wad salaman tihiin dhamaan umada somaliyeed

  10. Kkkkkkkkkkkkkkkkk waa la yab wan wax jiro horay ayay waxanu usoo jireen hadan naguma cusbo laakin waxan kala talin lahaa dhalinta isticmasha erayada in aay iska dayan waa shuqul jaahil nimo wadna mahad san tihin by/cabdi cade

  11. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    aniga ra’yi ahaan tayda waa waxjira waxaa kaloo jiro hadallo kale oo aad u farabadan marka loo eego dhalinta ku nool geeska afrika gar-ahaan dalka kenya iyo UK ayaa aad u isticmaasha marka waxaan uga digayaa in ay isticmaalaan dhalintaa oo an hora kusoo xusnay waana idin ka waa ninayaa waadna mahadsan tihiin لا تنسي ذ كرالله Fii amaa nillah

Leave a Reply

Recent Posts

Most Popular

Featured Links

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

Log in | Designed by wabho

Switch to our mobile site