Tuulo ku taala Pakistan Oo Hilib ku filan Ilaahay uu siiyay !!!!

From toldo Warwad.com February 22, 2012 -- Updated 6:04 am

-33551″>Ilaahay isaga ayaa arzaaqo Aadmiga waxa uuna ku arzaaqaa matriarch uu siiyaa waxa uu doono isagoon cidna kala tashan waxa uu siinayo Adoomadiisa cid kale oo koonkaan ku dul nool.

Tuuladaan ayaa waxa bad ku dhow waxa kasoo baxay Nibiri aad u weyn kaa oo qiyaas ahaan ay wada aamineen dadka tuulada in uu ku flaan doono bishan oo dhan hilibkiisa waxaana dadka tuulada ayagoo Ilaahay u mahadcelinaya ay meel fagaaraha ah ku xuseen ayna ku qaleen hilibka Nibirigaasi.

Muuqaalka Nibiriga ayaa ah midst aad u weyn ayadoona dadka tuulada ay aad ugu wada farxeen deeqda uu ilaahay ku maneystay dadka tuulada oo xiligaan aad ugu baahnaa.

Tuulada ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay waxaa jiray abaaro xoog leh ayadoona dadka intooda badan ay aad ugu noolaayeen dhanka beeraha iyo bada oo ay polish ka tabcan jireen balse deeqdaan uu ilaahay ku maneystay ayaa noqoneyso midst dadka deegaanka ku wada filan kuna wada qanci doonaan.

-33552″>

-33553″>

-33554″>

-33555″>

-33556″>

-33557″>

:

We recommend

Ciyaarta Dibiga oo dhin ay ka soo gaarto dadka ciyaara & Iskiimoos !!!
100-sano guuradii ka soo wareegatay Titanic
M’tamarki 5aad ayaa waxa si Live Ah Uga Socda Wadanka Holland Gaar ahaan Magalada Tilburg

Short URL: http://warwad.com/?p=9419

Leave a Reply

Recent Posts

Most Popular

Featured Links

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

Log in | Designed by wabho

Switch to our mobile site