logo Warwad


Bill gate oo ka cabsi qabo in laga qaado xilka ninka ugu lacag badan

Ninka aduunka ugu lacag badan ayaa muddo badan waxaa hogaaminaa Bill gate, Hase yeeshee ninka iska leh AMZON ee lagu magacaabo Jeff Bezo ayaa hal mar lagu arkay kaalinta labaad nimanka aduunka ugu lacagta badan halka uu ninka maxcian ah ku jiri jiray markayda hore..
ninka iska leh Amazon ayaa ku socdo xawaari aad udheer uu ku kordheeso lacagtiisa dhaqaaleed lagana cabsi qabo inuu dhaafo Bill gatte…


Sawirka Bill  gate

Fikradaada ka dhiibo n