Maserku Ma jaceylbaa mise waa Kibir ?????
From Warwad Warwad.com December 1, 2010 -- Updated 11:36 am
Waa shey ilaahay ku abuuray qofkasta sida waxyaabaha qaar ee bini aadamka lagu uumay
Laakin waxaa jira qof Maseyrkiisa Macquul yahay iyo qof dhaafaya xadkii loogu tala galay oo qeyrul macquul ah
Inkastoo lagu tilmaamo maseyrku in uu yahay dareyn xanuun leh oo qofku uu ku rabo in uu kaligii yeesho qofka uu jecelyahay ama dareenkiisa kaligiis soo jiito ayaa waxa uu sababaa in uu kala geeyo laba qof oo is jecel ama is qaba waxaana halkaa ku dhamaan kara wixii ka dhaxeeyay oo jaceyl ah
Maseyr.. waa dareen la mid ah waxyaabah qofka uu dareemo ee caadiga ah laakiin dareenkiisu aad ayuu xanuun badan yahay hadii uu gudbo xadkiisa uuna sii siyaado
Badanaa waxaa la arkaa dhibaatooyinka ka dhex dhasha labada qof ee is qaba amaba is jecel xataa asxaabta dhexdooda sababta maseyrka dartiisa, ayadoo mararka qaar ay gaarto shaki kii ugu xumaa taasoo dhameyn karta jaceylka meeshaa ka jiray, lagana yaabo in ay dhaliso is aaminaad la’aan sababta maseyrka dartiisa
Waxaad arkeysaa mararka qaar qaasatan dadka jaceyl wadaaga ah ayagoo badanaa jecel dareenka maseyrka ah rabaana in ay dareemaan maseyrka ….. Sabab ???
Ma waxay rabaan in ay hubiyaan jaceylka qofka ay jecel yihiin ??
ma waxay doonayaan in ay jaceylkooda ku cadeeyaan Qaab maseyr galin ah qofka ay jecelyihiin ??
Maseyrku muxuu maraka qaar iskugu badalaa Shaki iyo kalsooni xumo ???
Muxuu maseyrku dadka qaar agtooda saa’id uu ugu yahay ama ugu badan yahay ??
Maseyrku ma kalsooni xumaa….Ama maxaan dhihi karnaa ???
Badanaa muxuu maseyrku isugu badalaa dhibaatooyin iyo mashaakil ????
Aqriste adiga maseyrka maxad u taqaanaa ??
Waa wax qurux badan in aragno ayadoo qof na jecel noo maseyraayo anaga darteen ……….
Laakiin sheygaasi quruxda badan waxa uu noqon karaa mid wax burburiya…. hadii anan si caqliyeesan leysaga xakameyn
Ugu dambeyntii…………
Maserku Ma jaceylbaa mise waa Kibir ?????
Waa sxb kiin CaQiL YaRe oo idin leh fikrad la’aan walaal mowduuca haka bixin waayo fikradaadu waa muhiim
We recommend
Short URL: http://warwad.com/?p=232













asc,maserku waa wax jira oo qofkasta odameer lehna ku abuuran bini adanka iyo xitaa xayawanka.waxana kena jacelka xaddhaaf ah.maxa yelay watii xawaba dan umasertay.marka anigu waxan qabaa in dadka aan maseyrin uuba darenka jacelku kuyaryahay.kama wado kan waalida.balse wa in qofku muujiyaa darenkiisa..
asc
maserku waa shey ku abuuran bini aadanka waxaana keena jecelka dhabta ah oo aad u qabto qof waxanaa dhihi lahaaba qof aan laheyn dareen dareen maseer malaha dareen jecel thnks
asc.maserku marnaba kibir manoqonkaro xashakulilah oo mid kafog kibir maxa yeelay qof kaibir hayaa maser mababa kagaro oo waxkasta waxa dhafinaya kibirkiisa iyo qabweyninkisa.kaliya maserku wuxuu qabankara dadka unugul jacelka ama daacada u ah.inkasto uu kala kululyahay isaga laftirkusu balse kan walida ah xita sababi karaa dil wax lamida lakin kasi qofmaskaxda loga jira.kana caadi ah qofku wuxuu kahela in uu qoftisa qoftisa eykukoobnanato xita uma ogala saxibada caadi in la hasawid.lakin aniga waxa ilaquruxbadan in la is amino oo mesha lagasaro wax layirahdo maserka lamanana isdoortay,
salaan sare ………………………salaan ka dib su.aashatani waa su.aal aad uqiima badan anigo fikradayda ka dhibanaya sida ugu macquulsan masayrka waa waa wax jirah oo ku abuuurmah qofka bin aadan ka ah lamana oran karoh jacayl kaliya ayu ku yimaadaaa masayrku wa wax ku abuur mah raga iyo dumarkaba waxaana macquulah inuu marar ka qaar kibir yahay oo labada qof isugu hanjabaan hebel ayaad lasheekeysata ama heblo taasoo keenta labada qof inay kala boodaaan
asc all salan kadib kkkkkkkkkkkkkk ilaah ayaa horta gamagan galay wax xumaan ah ooodhan lakin hadii fikirkayga aan kahadlo dhinaca maserka maserka waa waa labo waxyaalood 1 koobad hadii aan kahadlo waxaa waye wax fiican oo qofsamaynaayo ayaa aragtay in aad kudayato oo aad kamaserto oo naftada uu ficil galo sidaas ugu dhaqajiso waxii wanagsanaa kaaas waa mid midka kale kusoo haray midka kale waxaa waye maseer badanaana dumarka ayuu kudhacaa matalan gabar ayaa nin qabaa ninkaaas asagoo xaslaah ayuu waxuu gursanayaa xaskale gabadhii hore malintaaas ayay bilaabee xanaq iyo nerfoose iyo in ay kahadasho gaabdha kale uu qaboh iyo waxyabo badan oo markaas maslaxadeeda bas ay ku eegaysoh balse taaas waxaa laga hoos galaa sharciga islamka waxaa macquul ah fikirkayga in dat badan uu kaxanajiyo macnaha uu anfici waayoh waxaa macqul ah in uu dat badan igu raacaaaaan balse intii fikirkayga u aragta qalad sorry ayaan dhahayaaaa intii wanag u aragtanah sifiican iskaga fiiriya ayaan dhahayaa oo yaa lagu dagdagin sifiican halooga fakaro all somalia allmuslimiin asc
Awesome blog thanks for your time.
Mseyrka wa iskukalsoni daro o ninka ama xaaska an midba midka kale aamin kuqabin badanaba waxa xun maseyrka saldhigiisu yahay shakiga ayaa ugu xun oo sabab la aan guri logu dumiyaa tas oo inta badan kalifta ninka iyo xaska oo inta ay nastaan indhahana iska eegaan muhiimada mustaqlalkodana anay iska wareysa midka wax qonsi ah leh ama ay jiraan wax ad hubto kasi maseyr ma aha wa khiyaamo o wa lagu kalatagaa oo fataxada lagu martaa
Maseyrka ku xiriira guurka kow waxaa wanaagsan in labarto shruucda guurka iyo xaqa guurka iyo xuquuqda caruurta gurkaas 2 inta sameysa gurkoda xal ayuu leyahay
I am mr,click clack crack take my advise
markahore qofwaliba abuurkisa ayaa kaladuwan ,sida ay ukaladuwan yihin ayaayna ukala maserbadan yihin ,lakin qof (totaly)kamaqan maser majiro ama waa abnormal.Hadaba sobabaha kukalifayaa qoofka iin u dhib ukeeno waxaa kamid ah dhac dooyiin uu qoofku uu adkaysan kariin,uu arkoo i. s. l
A.S.C-ALL.? bacdal salan (Mahad haka garto MR: Cali Yare)
Dhankakale hadaan ugudogalo fikirkay dhab ahaantii Masayrka mahan wax nagu cusub mahan wax lala yabo mana ahan kibir ama wax lamid ah,, dhabtii masayrku waa wax jiro ilaa Xaawo iyo Aadan ayuu soo socday,, mana ku koobna nin iyo nag oo kaliyah waxaad kamasayri karta qof kaa heersaya ama xirfad ku dheer,, marka hadan isku soo dubo ujedka hadalkayga wuxu yahay,, Masayrku waa wax jiro.
run ahantii aniga fakar ahaanteyda waxaan dhihi karaa labadaba waa noqdaa mid kibira iyo mid dareen jecel xanbarsan kan kibirka hadan ka hadlo waxa uu kadhashaa qofka inta aadan qofta aad jeceshahay aadan ku hishin mustaqbal dhaw yacni aadan guri geysan ayey kadareentay shaki dhanka dumar lasocodka ah taas oo is ku beerta maser ah qofkan adiga oo aan guri kugeysan ayuu hada bilabay nago lasocod marka hada ayad bananka kaga dhici kartaa ee in dhah ushido ayey is galinee si ey bananka kaga marto taasna waxaan dhihi karaa waa mid xanbarsan mid kibira, tan kale oo ah mid maserka dhanta ah ayaan ku tilmami karaa in qofta aad xirirka la ledahay ey istiraa marka ey dareento shakiyo ku abuurmo oo ah in ey is kadhadhacsiiso wax aad horay u heli jirtay ayad weyne haddu saygadu hello nololkale marka dareen ayey mujinee taas ayaa ah maserka saxda ah aqayartoy kkkkkkkkkkkkk……….
waana wax jira maserka saxibayaal waa wax dhab ah siddiisuba kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk……….
maser kibir aayan u qana sina jeceyl wu u noqonkara
sideda banan
qofka hadi ad jeceshahay wad ka maseyri karta
lakin wax dhibato ah uma qurtid
wan maseray nagteyda a dila ama ninkeyga wan qala tas kibir ayan u aqana
waa jacayl
Keep posting stuff like this i really like it
У вас есть кнопка от блога?
Мне на сайт с фильмами нужно
maseerka waa jacayl dhab ah qofka maseera wuxuu qabaa deren dhab uu u muujinaayo in uu jacayl yahay qofka kale aniga uma arlo kibir
qofka hadow ku maserin kuma jacla
waan idiin salamay dhalin yaro bacad salaan hadaan isku dayo inaan ka dhiibto fikirkayga su ashaan adka uquruuxda badaan waxaan qabaa inuu masayrku yahaya dareen uu ilahaya ku abuuraya mucashaqiin tiisa masayrku waa jacayl dhab ah allah mahad leh
asc
dhamaantiin waan idin salaamay salaan kadib . maseer waa dareen uu dareemo qofka bilaadamka,maseer waa kalsooni la aan,
qaliso waan kuraacsanahay fikradeeda maseer waxaa kuu maseera qofkulecel waayo qofkuu maseeraa wuxuu rabaa inuu kiligiis kulahaadaa marka taasna waa jaceyl (maseer waa jaceyl ee maahan kibir)
May i use some of your information on my blog?
asc all maserka waa waxjira wana xanun badan yahay mana ahan kiber
Super
I love this post! You have a great blog here!
У вас можно статьи копировать ?
-
It is possible to copy articles from you?
masatrku waa wx jira oo bani adamka ku dhaca rag iyo dumar
wuxuuna la midyahay adoo waxaad jeceshahay lagaa dhaco
hana u badnaadeen dumarkuye
maseerku waa jacayl dhab ah
С Новым Годом Вас !
Пусть принесет удачи и счастья !!!
Qeyz,maandeeq(Asha Mohamed Adam)indhafaynuus waa run waa wax jira maseyrku waxaana mareyra qof jaceelku ku fog yahay oo aan damiirkiisa siinayn in labada lamaane uu dhex galo qof kale ama soo seddexeeyo ama uu la haasaawo qof kale sharciga islaamkana kuma taal oo laguma sheegin qof marwo ah oo ay kala ajanabi yihiin in ay la haasawdo ama la sheekaysato waa wax ay diinta islaamka mamnuucday ee alle ka cabso kii nafta ku galiyey ee ku irsaaqay ee geeri iyo nolol kuu hayo ka cabso.
Hey, just looking around some blogs, appears a pretty good platform you might be using. Im presently utilizing WordPress for a few of my sites however looking to change one among them over to a platform much like yours as a trial run. Something particularly you would advocate about it?
waa kibir wax jacayl ah majiraan ee masayrka naagta waxa lagaga biin karaa oo qudha in dhabiga loo qoro masayrkuna waa is waal ay naagtu iswaalayso wax jacayl ladhaho majiro kasteeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee
salaan sare ac, dhamaantiin waad salaamatihiin qoraaga sheekadan iyo akhristayaashaba salaan kadib.. maseer … maseerku waa shey jira waxaana maseera qof wax jecel .. qof aanan waxba jeclayne ma maseero.. kibir kkkk sxbayaal qof kibirsani ma maseero haduu maseerana ma muujiyo waayo isla weynibaa ku jirta isla weynuduna wuu ka madax banaanyahay maseerku ;; hadaad aragto qof maseerbadan sheydaanbaa macigiisa waana laga naaraaye ileen was waas buugalinayaaye ka naar deee by
Asc wan idin salamay
Asc dhamantin, sln kadib maserku waa wax jira oo waxaa maseeri jiray saalixiintii, balse dadka qaarkii ayaa maseerkoduyahay kudeysi iyo halagu sheekshego. Midkalana waan idiin shegayaa dadka qabo fikrada ah:- ( qofka lajclyahay kaliya ayaa loomaseeraa) sidaa kaliya mahan ee hadii qofka idinkadhaxeyo xariir wanaagsan sida wada socod ama isqabidba hadaad xumaan ku arkto waad maseeri ama kaxumaaneysaa hadaa doontaba hajclanine. Allaha dhamanten natuso xaqa.
sln sare! Maseyrku waa dareen jira wuxuuna ku dhacaa noole kastoo dunida ku nool maseyr la’aantiina jacel ma jiree. Maseyrkuna waa sheyka mid ah jecelka thnk alot