Todobaadka Iyo Nasashada Warwad Dhageysi Wanagsan
From Admin A Warwad.com February 12, 2012 -- Updated 9:08 am
Barnaamijka woo daarmayaa

waa barnamij todobadle ah oo axad waliba ad ka dhageysan taan had iyo jeer warwad.com iyo websedyo kale sida wehelmedia.com waxa kalo jecelnahay in aan mideyno dhalinyarada qurbaha ku kala hayantay in leesku xiro si ay ugu tashadan dibudhiska wadanki hooyo ee somalia hadi aad doneyso tahniyad dhalasho . Aroos barnamij sport ah hadi ad heysid xitaa Intaba wad inoo soo gudbin kartan wixi talo iyo ra’yi ah nogu soo hagaaji e-mailka ah Nasasho1@hotmail.com
We recommend
Xoogaga Shabaab oo ku hanjabay inaysan weli dagaaladu dhamaan oo leesla wada jooggo
228 Gool, 93 Caawin, 18 Koob – Aan Dib U Fiirino Rikoorada Iyo Tirooyinka Mucjisada Barca Messi.
Banaan-bax culus oo maanta ruxi lahaa Magaalada Muqdisho oo la-baajiyay “Sababtu Maxay Tahay”
Short URL: http://warwad.com/?p=9152












