Haweney Somaliyeed Oo Lagu Kufsaday Gurigeda Magaalada Baladweeyne.

From Admin A Warwad.com February 13, 2012 -- Updated 5:13 pm

Barnaamijka woo daarmayaa


Mid Kamid ah Askari ka tirsan Ciidamada cadawga Ethiopia ee xooga ku jooga Magaalada Beledweyn ee Gobalka Hiiraan ayaa Haweeneey Muslimad ah waxaa uu ku dhex kufsaday gurigeeda xili ay kaligeed ku sugneyd.

Dhacdadaan oo ah mid xanuun badan oo raad weyn ku reebeysa qof kastaa oo damiir diini iyo mid dalba leh ayaa waxaa ay ku dhacday gabar Soomaaliyeed oo xaas aheyd islamarkaana ku sugneyd Gurigeeda.

Haweeneydaan oo si kartinimo leh islamarkaana ay muujineyso in aysan awood heysanin wareysi warbaahinta ay siisay uga sheekeysay sidii ay wax ugu dheceen arinkan ayaa waxa uu yahay mid dhibaato fara badan ku aburaya waxa kalo jirta in dhawaan la hadal haayo in dalka somaliya lakala qeyb qeybin doono hadaba maxa ka iman kara hadi dalka somaliya ay qeybsadan wadamo shasheeye iyado hada ciidamo ethopian xoog ku jogan ayaa falkan iyo qaar kale ka dhacaya dalka somaliya.

www.warwad.com

We recommend

Ciidamadda Dowladda oo hawl-gallo aan caadi ahayn ka wada Isgoyska Nambar Afar iyo niman Shabaab ah …
Madaxweyne Shariif oo goor dhaw kulan adag la-qaadan doono Madaxweynaha Wadanka Uganda “Aqriso”
TACSI TIIRAANYO LEH: Innaa Lillaah Wa Innaa Illeehi Raajicuun.

Short URL: http://warwad.com/?p=9188

Leave a Reply

Recent Posts

Most Popular

Featured Links

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

Log in | Designed by wabho

Switch to our mobile site