Arday reer Puntland ee dalka Malaysia oo doortay hogaan cusub oo ay ku mideysan yihiin +Sawirro
From Abdulahi Warwad.com February 22, 2012 -- Updated 1:04 am
-33575″>
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay kaso qaybgalen dhamaan ardayda puntland ee polish ka barata wadanka Malaysia ayaa ka dhacdey hoolka weyn ee jaamacada general Islamic university Malaysia (UIA).
Xafladan o lagu dooranayey gudoomiyaha ardayda puntland e wadanka malaysia 2012-2013 ayaa ahayd midst si heer sare loo soo agaasimay waxayna ahayd midst ka duwan kuwi horay uga dhicijiray wadanka e hoganka ardayda puntland e wadanka Malaysia.
Hoolka xafladu ka dhacaysay ayaa waxa so buuxdhafshay arday fara badan o ka kala yimid dhaman gobolada wadanka waxa sido kale waxa kaso qayb galay aqoonyahano culuma udin iyo siyaasin kala duwan
Dorashada oo u dhacday hab ay la dhacen dadki kaso qayb galay ayaa waxa isu so taagay labo musharax o kala ah MOHAMED ADAN YUSUF (HAAMEY) IYO CALI AHMED (CALI DHUUX).
Musharaxunta xilka isku so taagay aya midst waliba so bandhigay waxqabadkisa hadi u xilka kuso baxo e ku aadan hogaaminta ardayda puntland e ax ka barata wadanka Malaysia.
Ka dib gabagadi ayaa gudomiyahi gudiga qanqaabada dorashada waxau ku dhawaqay tirinta codadka doorashada isago u kuso baxay gudoomiye Mohamed adan hamey oo loo doortay gudomiyaha ardayda puntland e sanadka 2012-2013.
Gudomiyaha cusub o saxafada la hadlay marki ay so dhamatay dorashada waxa u shegay inu ku faraxsanyahay habka ay dorashadu ku dhacdey isago mahad celin uso jediyey gudigi dorashada iyo dhaman dadki xaflada kaso qaybgalay waxanu balanqaday inu ka dhabayndono waxqabadkisa ku adan hormarinta arday Puntland ee polish ka barata wadanka Malaysia gudomiyaha ayaa shegay inu magacaabidono gudi u xilsaaran gacanqabashada ardayda cusub e rabta inay wadanka yimadan isago sidoo kale ka dhawajiyey in si weyn u kaalmayn doonan dadka caafimadka u imaanaya wadanka maadama dhawaalahan ay so badanayen dadka cafimadka raba waxaa uu sido kale ka dhawaajiyey in dhawaan ay furidoonan xafisyo ay ugu talagalen caawinta dadka wadanka raba inay yimadan oo ay ka furidoonaan dhaman magaalooyinka waaweyn ee puntland sida bosaso galkacyo iyo casimada puntland e garowe.
Dhaman dadki ka hadlay doorashada o ay ka midst ahayen aqoonyahano iyo arday kala gedisan waxay si weyn ula riyaaqeen habka ay doorashadu u dhacday iyadoo jawi degana ay kuso dhamatay
Ma’ahan marki ugu horaysay oo doorasho noocaan oo kala ah ay ka dhacdo jamacada general Islamic university kuala lumpur Malaysia.
-33576″>
-33577″>
C/Rashiid Qalinle
Kuala Lumpur, Malaysia
:
We recommend
Short URL: http://warwad.com/?p=9413












