waxaa soo badanaa cilmiyaqaanada ka deerinaayo dawada loo qoro dadka is mu buuqsan sida cirbadaha la isku duro iyo kaniinyada kuwaa oo loo arko inay wax usii dhimayaaan bukaan, halka dawo looga rabo.
Goor dhaw jaamacad lagu baaray ayaa warkaa cadeesay.. Waxayna cilmi baarista sheegayaa in ka wanaagsantahay in qofka isku buuqsan loo geeyo taqaatiirta maskaxda sida lahadalka u dajiyo ee seeqolijiga..