logo Warwad


Waa maxay Qabiil

Waxaan jecelnahay arin aad xasaasi ugu ah soomaalida maanta jirto inuu yahay qabiilka. waxaanse rabnaa inaan maanta idin guud marno qabiilka waxa uu yahay..

Ugu horeen markaad ereygaan maqashaan waxaan filayaa inay idin soo baxeeso Soomaali Dhibaateesan. hase ahaatee qabiil taaariiqdiisu intaa waa ka weentahay .

Qabiilka wax wax aduunka idil laga yaqaano ama laga yaqiinay noole walbo xataa xaywaaanka ku dhaqmaan.

taariiqda haddii aan ulaabano boqolaal sano ka hor intaan soo baxin wadamada maanta aan Naqaano ee aduunka ku yaaalo dadka waxa ay unoolaayaan cawaanimo qaab qabiil ayaa loo dhaqanaa dadka aad ayee siku dagaali jireen aadna waa isku layn jireen, mar diiin ,marna qabiil ayee isku baabin jireen. marwalbana waxaa adeegsan jiray shaqsiyaad jecel in awooda shacabka gacanta ku dhigaal oo xil ween qabtaan.. hase ahaatee waqti dheer ayee aduunka ku qaadatay in qabiil kasoo gudbaan hada waxoo ku danbeeyaa wadamo yar aanan wali soo korin sida aduuunka sedexaad ee ubadan yihiin wadamada afrika iyo kuwa lamidka ah..

Dabcan qabiilka maanta aan naqaano iyo kii hore waa kala duwanyihin sabtoo dadka ayaa batay hase yeeshee waa isku tusaalo haddii aad ilmo dhasho ilmahaa hadii ay bataaan faracyadoooda waxaa ka dhalanaayo qabiilo badan qabiilada badan ayaa marba mid ka soo baxaayo iskuna dayaayo inoo adeegsado qeebtiisa si dadka uxukumo..
Qabiilka arinta xumeeso ayaa sidaa ah..

Fikradaada ka dhiibo n