logo Warwad


Aduunka imaso wadan ayaa jirto

Aduunka waxaa jirto: 195 wadan.

193 waxee ka midyihiin qaramada midoobday labada wadan ee aanan ka mid ahayn waa falastiin iyo wadanka loo yaqaan holy see .

Waxaan jiraan wadamo kale aanan la aqoonsaneen sida Taiwan oo ay qaramada midoobday ku tiriso in shiina ka tirsantahay iyo wadamo iskood isku magacaabay aanan la aqoon saneen.

Wadamada aduunka ayaa ku kala yaalo.

  • 54 wadamo Africa
  • 48 wadamo Aasiya
  • 44 wadamo Yurub
  • 33 wadamo Latiin America iyo Caribian
  • 14 wadamo Oshiyaan
  • 2 wadamo North America

Fikradaada ka dhiibo n