Bukaankii: Diktoor diktoor diktoor subax walibba saacadu marka tahay 7 -dii subaxnimo inaan saxroodo waaye..
Diktoorkii: taasi waaba caafimaad, ma ayada dhib leh..
Bukaankii: Ee laakiin 8- dii subaxnimaa soo kacaaayeee.. kkk