Hadda ka hor juxa oo aad wada garaneesaa ayaa aaday suuqa lagu iibiyo Xaywaanada, si uu usoo gato Dameer.
Intuu wada socoday Ayaa nin wadada ku istaajiyay, weediiyana halka uu usocdo.
Juxa ayaa usheegay inoo doonayo inoo soo gato Dameer.
Ninkii ayaa ku dhahay. “Insha ALLAHKu darr!”
Juxa ayaa ku jawaabay:”Insha allah DHIHI maayo, ilayn lacagta Jeebkaan ku sitaa, Dameerkana suuqa uu yaalaa”
Juxa ayaa suuqa ka soo laabtay, asigoon dameer wadan.
Ninkii ayaa mar kale weediiyay: “Juxoo dameerkii aaway”
Juxa ayaa ku dhahay: “Lacagtii INSHA ALLAH Baa xaday” asigoo ula jeedo lacagtii inay ka luntay.
KKkkkkkkkkkk