logo Warwad


Juxo iyo tuug sheeko qosol badan

juxo oo dagan qolyar oo irid banaan ah xoolana ka haysta surwaal,shaati iyo joodari dhamaad ah ayaa tuug usoo dhacey, tuugii albaabka ayuu furey markuu waxkale waayey ayuu shaatigii iska qaatey, ninki juxa ahaa kama harine joodarigii ayuu ka daba qaatey.
Suugii suu u ordayey markuu istaagey ayuu arkey juxa oo daba taagan..
Dabadeed juxa ayaa lahadlay ku dhahay:- “sxb ina rartaye ina daji bal”..
Kkkkkkkkkkkk

Fikradaada ka dhiibo n