logo Warwad


sheeko ninkii dameerka iyo xaskii qayaantay

Nin ayaa hadda kahor Xaas qabay kadib wiil ayay u dhashay wayna ka dhimatay, mudo kadib ayuu Naag kale guursaday, sanooyin badan markii ay is qabeen ay wax u dhali weyday, Ayuu u tagay dadka Quraafadka sheeg sheega Arintiisa ayuu u bandhigay in xaaskiisa mudda uu qabay aysan waxba u dhalin, Ninkii Qurafadka ayaa tallo Soo siiyay, taas oo ahayd Dameer Dhadig ah oo guriga u joogtay in uu u tago ( yacni ugalmoodo cml ), Ninkii ayaa ku so laabtay guriga goor galab ah, lakin dameerta iyo xoogaa ari ah wiilkisa ayaa soo meyracayay, kadib wiilkii ayuu ugu tagay isagoo arigii iyo dameerti la joogo wuxuuna ku yiri: Aabe galabta anigaa ariga soo kaxeynaye Kac oo guriga iska sii aad, wiilki yaraa wuu so baxay Markuu guriga yimid wuxuu ugu yimid Eedadiis oo Nin Ku fadhiyo, calashan nin kale u galmoyano, Wuu naxay wuu cararay Aabihis ayuu u laabtay, misana Aabihiis oo Dameertii yareed u galmoonaya ayuu u tagay, Wiilkii intuu yaabay ayuu meel dhexe iskaga habeensaday, markii habeenimadii lagaaray oo guriga la wada yimid ayuu Duqii arkay ninka gurigiisa jooga, wuxu weydiiyay naagtisa ninkani waa kuma? wexey tiri waa Walaalkey Hebel hebel ma taqanid miyaa?? Ninkii wuu soo marxabeyay wuu so dhaweeyay wuxuu u qalay Neef ari ah, Wiilkiisii Ayuu kuyiri ninkii oo meel koona ah dirin u taalo, Aabe orod hilibkaan u geey Ninka martida ah, Wiilkii Hilibkii ayuu qaaday wuu u geeyay ninkii wuxuuna ku yiri: Aabehey iska jir habeenki wuu waashaa dadka wuu laayaa Ee haddii aad aragto asigoo mindi soo wato Ka carar, Ninki taladii wiilka ayu qatay Wiilki wuu soo noqday wuxu yiri: aabe ninka martida ah wuxuu ku yiri mindi aan hilibka ku jar jarto iila so carar, Aabihii Mindidii ayuu ula cararay ninkii, Ninkiina markuu arkay ninkaan oo mindi la soo rooraayo ayuu orod cagaha furtay, Labadii nin markey isla carareyn ayeey islaantii Eedada wiilka aheed wexey tiri maxaa ku dhacay aabahaa iyo ninka martida ah?? wiilkii wuxuu yiri: Aabehey wuxuu ku dhahay ninkaas aa ku qabaayo mise anigaa ku qabaayo, Naagtiina dhankeeda ayeey ka carartay, Aabihii ayaa soo laabtay wuxu arkay islaantii oo maqan, wuxu yiri Aabe aaway eedada?Wuxu yiri wiilkii Eedo wexey ku tiri Ama Damertaa qabee ama anigaa i qabee kkkkkkkkkkkk

Fikradaada ka dhiibo n