logo Warwad


Sheeko qosol labo nin saaxibo ab

Laba nin oo saxib ahaa ayaa waxay kala maqnaayeen in mu
Mohamed Abdulahi Boqore ddo ah. Kadib waxay iskaga hor yimadeen meel wado ah. Markasay isku naxeen farxad darteed. Midbaa salaamay ninkii kale ee saxiibkii ahaa, wuxuuna ku yidhi: “Sxb ii waran”. Kii kale ayaa ugu jawaabay: “Nabad sxb” Markale ayuu ku yidhi: “Sxb Aabo iiga waran?” Wuxuu isla markiiba xasuustay inuu Aabihii dhintay. Wuxuu is yidhi saxiibka waad ka naxisee ubadal su’aasha. Wuxuu yidhi: “Sxb Aabo wali ma xabaashii ayuu ku jiraa?” Kii kale ayaa gartay oo is yidhi saaxiibkaa waxba haka nixinee uu qaldamee. Wuxuu ugu jawaabay: “Sxb mayee wuxuu u guuray mid ku xiga” …. kkkkkkk

Fikradaada ka dhiibo n