logo Warwad


Sheeko qosol shukaansigii ganaaxa

Sheekada waa maadi Sidagan u aqriso.. yaanan sheekadin si loo fasiran waa sheeko maado kaliya ah oo diyaariyay @lamaane ahmed

Hadda ka hor ayaa sedax saaxibo ah, oo kala ahaa reer Koonfur, reer Waqooyi iyo reer bari ayaa sacuudi isu raacay.

Waad la socotaan Sacuudiga waxyaabo badan ayaa ka mamnuuc ah.
sedexdii saaxibo ayagoo shukaansanaayo gabar aa lagu qabatay kadib, Suldaankii oo xukumaayo ayaa dhahay : “waan ogahay sharciga sidaa uma taqaaniin, sidaas awgeed meeshii boqol karbaash ahayd 50 baan idinka dhigayaa, qof welibana hal codsi oo leeyahay ayaan siinayaa ..”

Midkii reer bari ahaa soo booday waxoo dhahay: “Boowe karbaash walbo meeshaad igu dhufatid iga shumi.. nasiib daro shumiska xanuun loo kordhiyaa ilayn meel diirka fiiqmay bugatay shumis looma dhabeen karo..

Midkii reer koonfur ahaa asigana waxoo dhahay meeshii aad kundhufato labo mar mac iga sii abaah..

Suldaanki ayaa mar kale hadlay oo kii reer waqooyi oo ku dhahay “adiga maadaana aad xoolo badan inoo so dhoofisaan Ciid kastaba lagaaro.. labo codsi baan kaaga dhigay”

kii reer waqooyiga waxba kama qabo ayuu dhahay.. ” horta usha 100 ka dhig oo ha igu yareenin “
Suldaanki oo yaaban aan dhahay ” runtii waa yaab, laakiin codsigaada waan kaa yeelay, kuwi kalane way la yaabee ninkaan usha badiyay..

codsiga labaad uharay waxoo waxoo dhahay..
“midka reer koofurna dusha iiga dhig” oo igu xer si aysan usha iiba taaban. kkkkkkkkkkkkkkkk

Fikradaada ka dhiibo n