logo Warwad


Jecelka dhabta ah waligiii ma Duqoobi dooono

Jacaylkeenu Waligii Ma Duugoobi Doono
Waxay ahaayeen lamaane 40 Sanno wada noolaa, ninka ayaa wuxuu sannad kasta ubax u keeni jiray xaaskiisa maalinta ay xusaan aqal galkoodii iyo kaaar uu kusoo qoray Jacayl-kaygu maalinba maalinka ka dambaysa wuu sii waynaanayaa
Ninkii wuu xanuunsaday kadibna geeriyooday. Marwadii waa inay muddadaas aadka u dheer kadib kaligeed dabaal dagtaa isagoon la joogin. Sanadki marki la gaaray ee xusi jireen ayaa albaabka guriga ayaa laso garaacay, waxa weeye ninkii boosta keeni jiray oo ubax u sida, arinkani wuu ka dagi waayay.

Markiiba waxa ay u tagtay dukaankii laga soo qaaday ubaxa kuna tidhi: “ waxe dhahday anigu ubaxan maan dalban
Ninkii shaqaalaha ahaa, ayaa dhahay ninkaagii ayaa sii bixiyay lacagtiisa intaanuu geeriyoon, waxaanuu iigu kaa dhiibay kaarkaan Markay furtay kaadhkii waxa ku qornaa Jacaylkeenu waligii ma duugoobi doon
Xuquuqda: waxa iska leh: Bahda Warwad.com ka aqkhriso sheekoyin ku xiiso galiya.

Fikradaada ka dhiibo n