asalaamu calaykum dhamaan akhristayaal
iyada oo guud ahaan wadanka somaliya uu noqday wadanka kaalinta koowaad ka galay musuqmaasuqa adunka ayaan waxaan qormadeenan kusoo qaadan doonaa dawlada somaliland musuqmaasuq intee leeg ayaa ka jira
gaar ahaaan madaxda dalka iyo guurtida iyo odayaasha si kastaba ha noqotee ku dhawaad 450 000 000 oo dollarka maraykanka ah ayaa la dhacaa sanad waliba xukuumada somaliland
iyada oo ay meelaha ugu badan ee la dhacaa ama la musuqmaasuqaa ay yihiin caawimaadaha iyo deeqaha loogu talo galay bulshada danyarta ah
hadaba liiskan waxaan kusoo gudbin doonaa dadka ugu musuqmaasuqa badan dawlada somaliland
hadaba dadkan waa dadka lagu qiimeeyay in ay yihiin dadka ugu mmusuqmaasuqa badan xukuumada somaliland ama guud ahaan somaliland