logo Warwad


Ninkii hurdada La’aa sheeko qoraal oo gaaban

Sheeko qatar ah aan idin haynaa maanta..
Hada ka hor nin aa hurda la’aan dhibtay, kadib waxoo aaday naag dadka maskaxda daweeso, waxoona ku dhahay ” habeenkii ma seexan karo waxaan marwalbo ku soo boodaa in sariirta hoostiisa la igu jiro, kolkaan soo kacana oo aan fiiriyo cidi kuma jirto”
naagtii waxay ku dhahday “waxaad ubaahantahay in lagu daweeyo waxaad timaadaa isbuucii labo jeer, marwalbana 100$ soo qaado”

Xarfaankii bil markoo imaaday bishii labaad wuuba imaan waayay, hase ahaatee asigoo wadada socdo ayaa waxaa aragatay naagtii oo ku dhahday “war haye waaba imaan wayday oo maxaa kugu dhacay”?

xarfaankii waxoo dhaahy “Nin Farsamo yaqaanka gacanta ah aan arintii usheegay, misana waxoo igu dhahay sariirta laftigeeda lugaha ka jar, waana ka jar lacag  yarna  waa igu sameeyay kkkkkkkkkkk

Fikradaada ka dhiibo n