logo Warwad


Sheeko dhab ah aad u qosol badan

Hooyo Labo Wiil Dhashay Ama Leh Iyo Nin Oo Xiligaas Ay Is Baranayeen Ama Is Donayeen Sheekaad Ayaa Waxay Ku Bilabaneysaa Sidaan

Hooyada Labada Wiil Dhashay Lakin La Soo Furay Ayaa Dugaan Wax Ka Soo Iibsaneesay Nin Oo Ay Hore Isku Garanayeen Ayay Isku Arkeen Dugaanka Naftigiisa Lakin Ninka Waxuu Ogaa Oo Kaliya In Laguursaday Lakin Muusan Ogeyn Ama Mamaqlin In Ay Caruur Dhashay Oo Ay Lee Dahay Waa Ay Is Sal Salmeen Waxay U Sheegtay In Ninka Qabay Ay Kala Tageen Oo Ay Madax Banaan Tahay Waxuu Dhahay Waadba Kala Tegteen Miyaa Haa Ayey Ku Dhaday

Markaas Ayey Soo Booday Hooyada Lasoo Furay Waxay Ku Dhahday Maan Ku Qasaarin Labo Nin Ayaan Ka Helay Hadii Uu Ifuray Calafkeena Ayaa Dhamaaday Labadeeda Nin Ayaa Wax Itaraayo Ku Waas Ayaa I Anfacaaya Waa Uu Yaabay Ninkii Maxaad Shegeysaa Ayuu Dhahay War Miyaad Waa Latay Maxaad Ku Hadleysaa

Naagtii Hooyada Aheed Ee Labada Wiilal Dhashay Ayaa Mar Kale Soo Booday Hadalkii Ayey Ku Celisay Waa Run Maqasaarin Labo Nin Oo Lawaatan Jir Ah Ayaan Helay Ayey Ku Dhahday Ninkii Waa Uu Sii Yaabay Iska Amuus Ayuu Dhahay Wax Fiican Kuma Hadleysidee Walahi Hadal Fiican Ayaan Ku Hadlayaa Ayey Dhahday Ee Ku Farax Hadalka Aan Ku Sheegay

Maxaan Ku Farxaa Ayuu Dhahay Waanba Yaa Banahay Ayuu Dhahay War Farxad Leh Miyaadba Ii Sheegtay Ayuu Dhahay Hadal Aan Ka Naxo OO Aan Ka Yaabo Oo Kaliya Ayaad Ii Sheegtee Ayuu Dhahay Ninka Oo Yaaban Oo Jahwareersan Ayaa Waxaa Soo Kala Dhax Galay Ninka Dugaanka Ay Iskugu Yimadeen Ama Markii Hore Ay Isku Arkeen Ninka Dugaanka Iska Leh Ayaa Waxuu Dhahay Maxaad Isku Heesatiin Ninkii Yaabanaa Oo Naxsanaa Ayaa Soo Booday Waan Is Sal Salaanay Ayuu Ku Dhahay Gabadhaan Hore Ayaan Isgu Garaneenay Maalin Dhexdaas Ayaan Maqlay In Ay Guursatay

Waxay Ii Sheegtay In Lasoo Furay Lakiin Waxay I Leedahay Ayuu Dhahay Labo Nin Ayaan Helay Hadii Uu Ifuray Maqasaarin Ayey Igu Dhahday Ayuu Dhahay Ninka Dugaanka Ayaa Soo Booday Waxay Kawadaa Ayuu Dhahay Labo Wiil Ayaan Dhalay Oo Dhib Maqabo Ee Aniga Ayaa Faa Idoqabo Ayey Ku Lee Dahay Oo Ay Ka Wadaa Ayuu Dhahay Markaas Ayuu Qosal Ladhacau Markaas Ayuu Dhahay Farta Waa Weyn May Wax Noogu Qorto Sida Aanba Hore Iskugu Fahano Dhamaad

Fikradaada ka dhiibo n