logo Warwad


Sheeko qosol ah

nin waayeel ah ayaa guursaday Gabadh 15 sanno jir ah. markii gabadhii guriga loo keenay odeygii waayeel ahaa, ayuu wuxuu garan waayay siduu gabadha ugu tagi lahaa, inley waa gabadh oo yar oo aan oqooninba sidey ragga iyo dumar isu galmadaan. odeygii waayeel ahaa ayaa sidaa habeenkii ku qaday oo gabdhii la seexan. maalin dambe ayuu fekeray, markuu la yimid sheeko cusub. gabadhii oo jikada ku jirta intuu u yeeray ayuu ku yiri, kaalay caawo gaalaan dileynaa. iyadoo garaneynin wuxuu ula jeeda ayay tiri gaaladee dilnaa, oo xagee bay joogtaa gaalada? markaasuu intuu u soo dhawaaday yiri, habeen weliba oo aan isu tagno kun gaal ayaan dileynaa. gabadhii ayaa tiri haddii aan gaalba dileyno habeen weliba waan sameyneyaa. odeygii waayeel ahaa ayaa sidaas cadkiisii ku goosta. markuu habeen weliba sameeyay ayuu tabar beelay. galab casir ah isagoo ku dhex jira odiyaal badan ayay gabadhii u yeertay odigeydii kaalay hee xaaji gaalaan dileynaa. asagoo naxsan, inley waxaad bartay waa baaskaagee ayuu yiri Siyad Cabdulle Xasanba gaalo seef wuu ku laan waayay, ma anagaan gaalo laay karno.

Fikradaada ka dhiibo n