logo Warwad


Shirkada appel oo qiimo dhimis ku sameysay labtop-ka \Macbook Pro

Shirkada Apple ayaa shaaca ka qaaday war ay ku farxadaan dhamaan macaamiisheeda ku nool dunida, kadib markii ay qiimo dhimis aad u baalaran ku sameysay qaar ka mida agabka ay shirkadu soo saarto.

Apple ayaa xustay inay qiimo dhimis ku sameysay Laptop ka ay shirkadu soo saartay waxa ayna sheegtay qiimaha labtop ka Macbook Pro oo lagu iibin doono $1999 dollar, kaasoo hada qiimihiisu yahay $2299 dollar.

Lab top kan ayaa ah mid aad u heer sareeya kana gadisan kuwa kale ay soo saarto shirkada, Mac Book Bro waa 15 Inch, waana mid leh adeega casriga ah ee Force Touch, Apple ayaa sidoo kale cadeysay in tabarigiisa uu yahay kan ugu cimriga dheer labtop yada ay shirkadu soo saarto, labtop ka ayaa ah mid shaashadiisu ay ka wanaagsan tahay kana iftiin badan tahay kuwa kale.

Fikradaada ka dhiibo n