logo Warwad


Sirta runta ah ee laki la xanaaqday waxa ka danbeeya

Sida aan ognahay laki ayaa dhawaan ka soo hadashay arin ka xanaajisay ee ah Somaliweek, laakiin waa maxay sababta runta ah ay laki ka xanaaqday..

Mar laki wax laga waydiiyay inay qabiil sheekada ka dhigtay ayee beenisay hadalkaas, laakiin laki ayaa si cad usoo bandhigtay video-gayga qabiil ama qabyaaladeesay fanka, sababtoo ah fanaaniintii fanka soamaaliyeed loogu jeclaa ayee inay ka leexatay fanaanin ay isku dhawayn la barbardhigtay, hadii ay jubba, shimaali ahmed shimaali ama maki haaji banaadir ka dhigan lahayd tusaale waxa ay ahaan lahayd war macquul ah kana gadma somalida oo idil, laki intaba way garab martay waxayna soo qaadatay fanaaniin fanka ku cusub shacab badana ku lahayn fanka somaliyeed xataa aanan xamar sidaa loogu dhagaysan..

Dhinaca kale laki waxay diiday in magaca somaliyeed aan qaadan karin reer hargaysa, haday qaataana qasab inay ku tahay somalida dhan inay keenaan showgooda, taa sharci ahaan waa qalad oo magaca soomaali cid waliba ayaa qaadan karta oo somali ah, umadda hargaysa dagtana waa wada somali magacaa ayaga ayaa leh magaca Somaliland waa maagc siyaasad ee siyaasiyiinta la baxeen sida Puntland Galmudug iyo magacyo badan ay somalida la baxaaan, hase yeeshee magaca somali laki ma ahan mid ay udiidi karto in ruux somali ah qaato oo ayada iskama lahaan , mana tarjumi karto umadda somaaliyeed..

Laakiin laki waxay ka maseertay faadumiina oo laga casuumay showga yurub geenyo, ayadana laga casuumi waayay, laki waa laga yaabaa inay tahay af tahan, laakiin ma aahan fanaanad sidaa uwayn oo laga casuumi kara show walbo oo dhacaayo, waxay ka mid tahay dadka fanka xooogsada..

Laakiin laki ayaa ah qof aad umaseer badan, laakiin waa sida daahir alasow iyo dadkale oo iska jecel in dadka isku diraan ama aftahanimada ku xeel dheer..

Fikradaada ka dhiibo n